Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxweyne Al-Bashiirka Suudaan oo Diiday in uu ka qeeybgalo Shirka IGAD ee Muqdisho

$
0
0

Madaxweynaha Dalkaasi Sudan Cumar Xasan Al-bashir ayaa sheegay inuu joojiyay safar uu ku iman lahaa Somalia kaas oo lagu waday inuu kaqeyb galo kulanka wadama IGAD ee lagu wado in uu ka qabsoomo Caasimida wadanka Somalia ee Mogadishu.

Sargaal katirsan wadankaasi Sudan oo magaciisa qariyay ayaa sheegay in Albashir uu ka cabsaday in lagu xero Somalia maadaama horay Maxkamada ICC ay ku eedesay inuu danbiyo dagaal kagalay wadankiisa.

Waxa lagu wadaa inuu soo diro kuxigeenkiisa maadaama arintani ay qatar ku tahay amaankisa Somaliyana ay joogaan ajaanib badan oo waliba kusugan garoonka diyaaradaha taas oo fududeen karta xariga Albashir.

horay wuxuu u tagay wadamo qeyb ka ah Igad lkn waxa ay ahayeen kuwo damaanad qaadi kara amaankiisa laakiin waxa  uu sheegay in Somalia Aanay laheyn Amaan la isku Haleeynkaro islamarkaasina beesha Caalamka ay u taliso.

13-ka Bishaan ayaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia uu ka furmo Shir Madaxeedka Wadamada IGAD .

Xasan Maxamed Samatar- Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Madaxweyne Al-Bashiirka Suudaan oo Diiday in uu ka qeeybgalo Shirka IGAD ee Muqdisho appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>