Xiriirka kubad Cagta Puntland ayaa magaalada Bosaso ee xarunta gobalka Bari koob uga furtay 16 kooxood oo ka tirsan barkacayasha magaaladda Bosaaso ee Xarunta gobolka Bari,Waxaana ka qeyb galaya koobkan dhalinyaro tiro ahaan dhan 320 ciyaartooy oo dhamaantood ka tirsan Kamamka Barakacayaasha Boosaso.
Musdafe Mijacase oo ka tirsan Xiriirka Kubada cagta Puntland ayaa xusay in Xiriirka Kubada Cagta Puntland iyo Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha Dawladda Puntland ay marwalba u taagan yiiin dhiiri gelinta dhalinyarada Reer puntland.
Cabdulaahi Shiikh Gudooomiye ku xigeenka Xiriirka kubada cagta Somaliya ayaa dhankiisa dhiiri geliye dhalinyarada loo furay koobakan Waxana uu kula dar daarmay in ay si nabadgalayo ku jirto ay koobka ay u ciyaaran
Wasarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha dawalada Puntland iyo Xiriirka Kubada cagta Puntland ayaa wada dadaalo ay dhalinyarada Reer puntland ugu qabanayaan koobab si ay uga dabar gooyan Tahariibka iyo sida oo kale falalka Amanka lidka ku ah .
Cabdiqani Boos
PUNTLAND POST
The post Xiriirka Kubadda Cagta Puntland Oo Koob U Furay Barakacayaasha Bosaso appeared first on Puntland Post.