Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Diyaargaroowga Ciida oo laga Dareemayo Muqdisho iyo Qiimaha Xoolaha Nool oo Cirka isku Sii Shareeray

$
0
0

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia Ayaa waxaa Laga dareemayaa Diyaargaroow aad u balaaran oo ku aadan Maalinta Ciidul Adxaha oo Bari ku beegan.

Suuqada ariga lagu iibiyo Ee Magaalada Muqdisho Ayaa waxaa laga dareemayaa mashquul Aad u balaaran .

Waxaa cirka isku Sii Shareeray Qiimaha Lagu iibiya Xoolaha Nool ee Magaalada Muqdisho Waxaan Socdaal ku tagay Suuqa Ariga Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir.

Qaar kamid ah Ganacsatada Xoolaha ayaa Puntland Post u Sheegay in Qiimaha Xoolaha Nool uu cirka isku Shareeray.

Dhanka kale Dadka ayaa ka cabanaya Xirnaanshiyaha wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho iyaga dadku ay soo lugeeynayay masaafo aad u dheer.

Hoos ka dhageyso Warbixin.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

 

The post Diyaargaroowga Ciida oo laga Dareemayo Muqdisho iyo Qiimaha Xoolaha Nool oo Cirka isku Sii Shareeray appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>