Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxweynaha Puntland oo ka qayb-galay xaflad lagu shaacinayo warmurtiyeedka shirkii Muqdisho

$
0
0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14  Sep, 2016 waxaa uu magaalada muqdisho kaga qayb galay munaasabad lagu shaacinayay War-murtiyeed kasoo baxay shirkii ay masuuliyiinta Madasha Qaran ku lahaayeen maalmihii lasoo dhaafay magaalada muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Shirka waxaa sidoo kale qayb galay Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Max’uud, Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Max’ed Sheikh Cismaan Jawaari iyo sidoo kale Madaxweynayaasha maamulada kale ee dalka.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa caddeeyey in ay lagama maarmaan noqonayso in waqtigeeda ay ku qabsoonto doorashada madaxtinimo ee Soomaaliya sanadka 2016, isla markaana ay muhiim tahay in lasii anba qaado dib u dhiska dalka.

–DHAMMAAD–

Xafiiska Warfaafinta, Wacyi-gelinta Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada Dawladda Puntland.

HOOS KA AKHRI WAR-MUTRIYEEDKA

war-murtiyeed-1 war-murtiyeed-2 war-murtiyeed-3 war-murtiyeed-4 war-murtiyeed-5 war-murtiyeed-6

img_6885 img_6889 img_6896 img_6901 img_6906 img_6911 img_6913 img_6917 img_6930 img_6936 img_6938 img_6946 img_6955 img_6959 img_6967 img_6973 img_6979 img_6984 img_6989 img_6990 img_6992 img_6994 img_6999 img_7000 img_7004 img_7007 img_7029 img_7040 img_7047 img_7054 img_7057 img_7058 img_7061 img_7062 img_7065 img_7069 img_7073 img_7075 img_7082 img_7083

The post Madaxweynaha Puntland oo ka qayb-galay xaflad lagu shaacinayo warmurtiyeedka shirkii Muqdisho appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>