Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxweynaha Somalia oo Gaaray Jowhar

$
0
0

Madaxweynaha dowlada Federaalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Goordhow Gaaraya Magaalada Jowhar Ee Xarunta Gobolka Sh/Dhexe.

Diyaaradii Siday Madaxweynaha Somalia ayaa hadda Ka dagatay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Jowhar.

Madaxweynaha ayaa furi Doono Wajiga labaad ee Shirka Maamul u sameeynta Gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe .

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa Goobjoog ka noqon Doono Soo Bandhigista Xildhibaanada uu yeelanayo Maamulka Gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Amaanka Guud ee Magaalada Jowhar ayaa si aad ah loo adkeeyay Waxaana La Xanibay isku Socodka Dadka iyo Gaadiidka Ee Magaalada jowhar.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Somalia oo Gaaray Jowhar appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>