Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxweynaha Soomaaliya: ” Gor Gortan kama Galeeyno Biyaheena”

$
0
0

Madaxweynaha dowladda Federaalka Ah Ee Somalia ayaa ka hadlay Dacwada badda ee u dhaxeeysa Dowladaha Kenya iyo Somalia oo maanta ka bilaabmeeysa Dalka Holand.

Madaxweyne Xasan Sheekh Ayaa sheegay in aanay Gor Gortan ka gali Doonin Soomaaliya biyaheeda waxaana uu sheegay in uu rajeeynayo in maxkmadaasi ay si cadaalad ah ku soo dhamaato.

Xasan Sheekh Ayaa sheegay in Wax walbiga ay ku bixi Doonaan Sidii Soomaaliya Guul Ay ugu Soo hooy laheyd Maxkmadaasi.

Dowlada Somalia ayaa waxaa muran dhanka badda ah uu kala dhaxeeyaa Dowlada Wadanka Kenya waxaana Xusid Mudan in maanta oo Isniin ah ay bilaabantay maxkmada Somalia iyo Kenya.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Madaxweynaha Soomaaliya: ” Gor Gortan kama Galeeyno Biyaheena” appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles