Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxweynaha Puntland iyo Ra’isilwasaare Cumar oo Dangoroyo ku Wajahan

$
0
0

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas iyo Ra’isilwasaaraha Somalia Mudane Cumar C/rashiid Cali sharmarke ayaa Maanta ku wajahan Degmada Dangoroyo ee Gobolka Nugaal.

Qaban Qaabo balaaran oo lagu Soo dhoweeynayo Wafdiga Madaxweynaha Puntland iyo Ra’isilwasaraaha Somalia ayaa ka socoto Degmadaasi Dangoroyo Ee Gobolka Nugaal.

Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Saldhig Cusub oo laga hirgaliyay Degmadaasi Dangoroyo.

Madaxweynaha iyo Ra’isilwasaaraha ayaa sidoo kale Goobjoog ka noqon doono Doorashada Maamulka Degmada Dangaroyo .

Wasiirka Arimaha gudaha ee dowlada Puntland Axmed karaash iyo Masuuliyiin kale oo katirsan Goloyaasha Dowlada Puntland ayaa qeyb ka noqonayo Safarkaan.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Puntland iyo Ra’isilwasaare Cumar oo Dangoroyo ku Wajahan appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>