Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

iskuul hab-casri ah Wax loo baranayo oo laga furay Boosaaso

$
0
0

Munaasabad lagu daah furaayay Iskuulka Samatar model ayaa lagu qabtay gudah Boossaaso ee xarunta gobalka bari munasabadan oo ahad mid si wan loo soo agasimay ayaa lagu qabtay xarunta ay ku leeyihinn Boosaaso.

waxan ka qab galaya walidiin maamulka iskuulka samatar model iyo bulshada  qaybeheeda kal duwan ku waas oo ku faraxsanaa furitaanka sikuulkan casriga ah samatar model.

 

ugu horaytii waxaa sharaxay mihimada iskoolku leeyahay mamulah samatar model iskuul  Cabdirixmaan Xasan Yuusuf oo sheegay in aradayda hab casriyah wax loo barri doono iyadoo si tayaysan mar walba wax u dhigi doonan

dhamaan ka soo qayb galayaashii ayaa sheegay in ay so=i wayn u soo dhawaynayaan iskuulkan cusub ee Boossaaso laga furay oo ah mid wax barashada lagu  dhigidoona qalab casriyah

Wuxuu ku howlanyahay iskoolku inuu xiriir la yeesho goobaha kala duwan ee waxbarashada sida: Wasaaradaha Waxbarashada Dalka, Ururada waxbarashada Caalamka, Dalladaha waxbarashada iyo jaamacadaha si ay fursad ugu helaan ardaydiisu inay sii wataan heerkooda aqooneed.

iskuulkan lagu daah furay magaalada boosaso ayaa ah mid qaab casri ah wax ku bari doona aradayada ,

sawiro

 

boos-1

boos-2

boos-3

boos-4

boos-5

boos-6

boos-8

boos-9

 

boos-10

boos-12

boos-14

boos-15

CABDIQANI BOOS

PUNTLAND POST

The post iskuul hab-casri ah Wax loo baranayo oo laga furay Boosaaso appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>