Barnaamijka Fagaaraha Kulankiisii 23aad Oo Lagu Qabtay Garowe
Garowe (Puntland Post):- Waxaa hoolka jaamacadda PSU lagu qabtay barnaamijka fagaaraha kulankiisii 23 aad oo ah markii labaad oo soomaaliya lagu qabtay. Barnaamijka fagaaraha oo ah barnaamij looga...
View ArticleDagaalka Gaalkacyo oo istaagay iyo khasaaraha ka dhashay.
Gaalkacyo (Puntland Post):- Waxaa istaagay dagaal saaka ku dhex marey Galbeedka magaalada Gaalkacyo Ciidamo ka kala tirsan Puntland iyo Galmudug Kaas oo wararku sheegayaan inuu ka bilowday goob...
View ArticlePuntland iyo Galmudug oo ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay Gaalkacayo
Gaalkacayo(Puntland Post)-Iyadoo maanta dagaal ku dhawaad labba sacadood ka socday duleedka galbeed ee Magaalada Gaalkacayo ayaa wararka ka imaanaya waxay sheegayaan inuu sababay dhimashada ugu yaraan...
View ArticleWar-murtiyeed:- Dawlada Putland oo war kasoo saartay dagaalka Gaalkacayo
The post War-murtiyeed:- Dawlada Putland oo war kasoo saartay dagaalka Gaalkacayo appeared first on Puntland Post.
View ArticleTuulada War-gaduudo Gobolka Nugaal oo laga bilaabay Ceel biyood iyo Waxbarasho
Godobjiraan (Puntland Post):- Maamulka Degmada godobjiraan ee gobolka Nugaal ayaa ka bilaabay qodista ceel biyood riig ah tuulada War-gaduudo oo ka mid ah tuulooyinka hoosyimaada Degmada godob...
View ArticleDaawo Puntland oo si adag uga hadashay dagaalka Gaalkacyo
Garowe (Puntland Post):- Dowlada Puntland ayaa ka hadashay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada gaalkacyo, waxayna sheegtay inay weerar kusoo qaadeen maleeshiyaad ka tirsan Alshabab oo aargudanaya...
View ArticleJadwalka hanaanka xisbiyadda ee doorashada Puntland
Garowe (Puntland Post):- 5tii bishan ayay ahayd ka dib markii ay ku shaaciyeen Garowe Guddiga Kumeel gaarka ee doorashooyinka qaabka uu noqon doono Jadwalka geedi socodka Doorashada Asxaabta badan ee...
View ArticleMadaxweyne Xasan oo ku Baaqay in Si Deg Deg Ah loo Joojiyo Dagaalka Magaalada...
Muqdisho, 7 October 2016 (Villa Somalia)—— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in mar kale sii micno darro ah loo...
View ArticleIn Kabadan 15 Ruux oo Shil koronto Muqdisho ugu Geeriyootay
PP-MUQDISHO: Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan Degmada Yaaqshid ayaa xalay waxaa ka dhacay Fal aad looga Arga gaxo kadib markii gaari nooca raaxada ah uu ku dhacay baalo Koronto Ah....
View ArticleXaalada Magaalada Gal-kacyo oo Dagan Kadib Dagaalkii Shalay
Xaalada Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa degan kadib markii shalay uu dagaal Magaaladaas ku dhexmaray Ciidamo kala taabacsan maamulada Puntland iyo Galmudug. Dhinacyadii wada dagaalamay ee...
View Articleiskuul hab-casri ah Wax loo baranayo oo laga furay Boosaaso
Munaasabad lagu daah furaayay Iskuulka Samatar model ayaa lagu qabtay gudah Boossaaso ee xarunta gobalka bari munasabadan oo ahad mid si wan loo soo agasimay ayaa lagu qabtay xarunta ay ku leeyihinn...
View ArticleKhasaaraha Dhimasho ee Duufaantii Haiti oo korortay
In ka badan 840 qof ayaa ku dhimatay duufaantii Mathews oo dhowr maalmood ka hor ku dhufatay gacanka Koofur Galbeed dalka Haiti ee Latin America. Saraakiisha dalkaasi waxay sheegayaan in duufaanta ay...
View ArticleGuddiga Doorashooyinka Puntland oo soo bandhigay Shuruudaha Musharaxiinta...
Guddiga doorashooyinka dadban ee Heer Puntland ayaa maanta warsaxaafadeed ay ku qabteen Magaalada Garowe waxaa ay kusoo bandhigeen shuruudaha looga baahan yahay musharaxiinta u tartamaya aqalka hoose...
View ArticleMusharax Jibriil oo su,aalo lagu waydiiyay Garowe
Garowe (Puntland Post):- Musharax Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa xalay kulan xog-waran ah la qaatay aqoonyahanada,Siyaasiyiinta, Haweenka iyo dhalinyarada ku dhaqan Magaalada Garoowe ee Caasimada...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya: “Waxaa naga go’an in doorashada ay ku dhacdo waqtiga...
Muqdisho, 8 October 2016 (VIlla Somalia)——- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in qabanqaabada doorashada taariikhiga ah ee 2016 ay si habsami...
View Article“Deg Deg” Xogta ku dhawaaqista xubnaha aqalka sarre ee Puntland
Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhow shaacin doona liiska musharaxiinta aqalka sarre ee Puntland u matali doona Dowlada Federalka Soomaaliya. Shir loo balamiyay...
View ArticleAkhriso magacyada musharaxiinta Puntland u magacowday aqalka sarre ee Soomaaliya
Garowe (Puntland Post):- Afhayeenka Dowlada Puntland Cabdulaahi Maxamed Jaamac (Quraanjecel ) ayaa goor dhawayd usoo bandhigay warfidiyeenka liiska ay ku qoran yihiin in ka badan 25 xubnood oo...
View ArticleGudoomiye Jawaari oo Jowhar ku Wajahan
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ku wajahan Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh/Dhexe. Gudoomiye Jawaari ayaa qaban qaabo lagu soo dhoweeynayo waxaa laga...
View ArticleMadaafiic ku Dhacday Xaafado Ku Dhow Garoonka Muqdisho oo Khasaare Geystay
PP -Muqdisho:- Xalay xaafado ka agdhow garoonka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhacday Madaafiic gaar ahaan Hoobiyaal. in kabadan 5 Hoobiye ayaa ku dhacday xaafado aan sidaasi oga fogeeyn garoonka...
View ArticleGalmudug oo soo saartay Liiska Musharaxiinta u matalaya Aqalka sare ee...
Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay magacyada Xubnaha ku matali doona Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee la soo dhisayo, kuwaasoo tiradoodu tahay 19-xubnood oo isugu jira Rag iyo...
View Article