Guddiga doorashooyinka dadban ee Heer Puntland ayaa maanta warsaxaafadeed ay ku qabteen Magaalada Garowe waxaa ay kusoo bandhigeen shuruudaha looga baahan yahay musharaxiinta u tartamaya aqalka hoose ee iyo Aqalka Sare Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Shir jaraa’id oo xubnaha Guddigaan ay ku qabteen Garowe ayaa waxa ay ku shaaciyeen qodobada Shuruudaha ah ee laga doonaayo Musharaxiinta.
Hoos ka Akhriso Shuruudaha
PUNTLAND POST
The post Guddiga Doorashooyinka Puntland oo soo bandhigay Shuruudaha Musharaxiinta Barlamaanka Soomaaliya appeared first on Puntland Post.