Waxaa lagu wadaaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee Madaxda Soomaalida.
Shirka Madasha Wadatashiga ayaa lagu wadaa in uu Bari si rasmi ah uga furmo Magaalada Muqdisho.
Shirkaasi waxyaabaha diiradda lagu saari doono waxaaa kamid ah doorashooyinka, amniga guud ee dorashooyinka iyo waliba dagaalka ka dhextaagan maamuladda Puntland iyo Galmudug
Sidoo kale waxaa shirka hareyn doono arrinta laxariirta aqalka sare oo isgana is qab qabsi baahsan uu hareeyay.
maanta gelinka dambe ayaa lagu wadaa in muqdisho ay soogaaraan Madaxda Maamul Goboleedyadda Dalka.
PUNTLAND POST
The post Shirka Madasha oo Muqdisho ka Furmayo iyo Shirka oo ay hareyn doonaan Dagaalada Gal-kacyo appeared first on Puntland Post.