Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jubbaland oo soo saartay Liiska Musharaxiinta u matalaya Aqalka sare ee...

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray Liiska Musharaxiinta u matalaya Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, iyadoo uu noqonayo maamulkii sadexaad ee soo gudbiya Liiskan iyadoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Banaanbax Ka Dhacay Magaalada St. Cloud ee dalka Mareykanka

Waxaa shalay magaalada Saint Cloud ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ka dhacay banaanbax ay bulshooyinka halaasi ku nool oo ay Soomaaliduna ku jirto ku muujiyeen midnimadooda. Bannaanbaxa ayaa...

View Article


Shirka Madasha oo Muqdisho ka Furmayo iyo Shirka oo ay hareyn doonaan...

Waxaa lagu wadaaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee Madaxda Soomaalida. Shirka Madasha Wadatashiga ayaa lagu wadaa in uu Bari si rasmi ah uga furmo Magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

in ku Dhow 150 Ruux oo ku dhimatay Duqeyn ka Dhacday Yemem

Inta la xaqiijiyay 140 ruux oo ka mid ahaa dad ka qaybgalaayay tacsi ka socotay dalka Yemen ayaa  geeriyooday  kadib markii  goobtii ay ku sugnaayeen ay duqeysay diyaarad. Duqeyntaan ayaa la sheegay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bangiga Amal oo daahfuray barnaamijka ‘Hanti ku yeelo dhulkaaga hooyo”

Garoowe(Puntland Post)-Bangiga Amal ayaa magaalada Garoowe ku daahfurka barnaamij‘Hanti ku yeelo dhulkaaga hooyo”. Daahfurka barnaamijkaas waxa ka soo qaybgaleen qurbajoog fara badan, wasiirro,...

View Article


Odoyaal baaq maanta kasoo saaray Nabadda Gaalkacyo

Gaalkacyo (Puntland Post):- Kulan ay maanta isugu yimaadeen Gaalkacyo Odoyaal iyo Waxgarad kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug ayaa looga hadlay sidii labada dhinac uga wada shaqeyn lahaayeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mahad Cabdalla Cawad oo kamid ahaa xubnaha u tartamaaya aqalka sare oo ka...

Mahad Cabdalla Cawad Garowe(Puntland Post)-Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo ah ku-xigeenka Gudoomiyaha Baarlamaanka wakhtigiisu dhamaaday ee Soomaaliya, kana mid ahaa xubnihii uu dhawaan Madaxweynaha...

View Article

Dood kulul oo mar Labaad dhexmartay Trump iyo Clinton

Waxaaa xalay ay doodii labaad oo aad u kulul ay dhexmartay musharrixiinta sida adag isaga soo horjeeda ee dalka Mareykanka Hillary Clinton iyo Donald Trump, iyadoo si toos ah shaashada caalamka looga...

View Article


Puntland, Galmudug iyo Jubbland oo dib loogu celiyay xubnaha Aqalka sare

Guddiga doorashada dadban ayaa dib ugu celiyey maamulada Puntland, Galmudug iyo Jubbland liiska Aqalka sare ee ay soo gudbiyeen. Guddiga Doorashooyinka ayaa arintaasi u sababeeyay si loo caddeeyo...

View Article


Gaari ku Qarxay Suuq ku yaala Muqdisho

Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa maanta ku qarxay bartamaha suuqa loo yaqaano suuq Bacaad oo ku yaalla degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyay 2-qof ayaa ku dhimatay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska maalinta dhimirka oo maanta lagu qabtay Garowe

Garowe (Puntland Post):- Maanta oo ku beegan xuska maalinta dhimirka adduunka ayaa lagu qabtay magaalada Garowe, waxaana uu uga warbixiyay xaalada ay ku sugan yihiin dadka dhimirka la,a ururka...

View Article

Deg deg” Dagaal ka socda magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo (Puntland Post):-Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in goor dhawayd uu ka bilowday dagaal u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Galmudug. Wararka soo gaaraya Puntland Post ayaa...

View Article

Iska hor,imaadkii Gaalkacyo oo istaagay

Waxaa si iskiis ah goordhawayd u istaagay Iska hor,imaad muddo ka yar hal saac ka socday Galbeedka magaalada Gaalkacyo sida ay ku helayso wararkii ugu danbeeyay warbaahinta Puntland Poost. Ma cada inuu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Madaxa hay’adda FAO ee Soomaaliya.

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa manta 10 October, 2016 qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxa hay’adda FAO ee Soomaaliya Richard  Trenched  iyo saraakiil ka tirsan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

World Vision oo Garowe ku qabatay shir lagu xoojinayo shaqo abuurka...

Garowe (Puntland Post):- Hay’adda World Vision ayaa maanta Garowe ku qabatay kulan looga hadlayay xoojinta shaqo abuurka dhalinyarada qaadatay xirfadaha kala duwan, Waxaana kasoo qeyb-galay kulankaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaaradda Haweenka Puntland oo kulan dood wadaaga gabdho ugu qabatay Garowe

Garowe (Puntland Post):- Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Arrimaha Qoyska Puntland ayaa ku qabatay Garowe dood wadaag ku saabsan ka qeybgalka gabdhaha horumarka Puntland, Waxaana kazoo qeyb galay...

View Article

Farance oo Guul ka gaadhay Holland Isreeb-reebka Koobka Aduunka

Xulka qaranka France ayaa guul muhiim ah kala soo laabtay Amsterdam kadib markii ay 1:0 ku soo garaaceen dhigooda Holland ciyaar ka tirsanayd isreeb-reebka koobka Aduunka 2018. Daqiiqadii 30 aad ee...

View Article


Burundi oo xayiraad saartay shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobey

Dalka Burundi ayaa waxa uu xayiraad saaray seddax baarayaal oo Qaramada Midoobey ka socotay. Burundi waxa ay  sheegay in seddaxdaasi qof aysan dalkeeda soo gali Karin, go’aankan ayaa imanaaya maalmo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo dagaalka Gaalkacyo ku eedaysay Ciidamada dawladda Federaalka...

The post Puntland oo dagaalka Gaalkacyo ku eedaysay Ciidamada dawladda Federaalka Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay,adda Astaynta maamul-wanaaga iyo la dagaalanka musuq-maasuqa oo Garowe ku...

Garowe (Puntland Post):- Hay’adda astaynta maamul wanaagga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa Dowladda Puntland ayaa maanta ku qabatay magaalada Garowe shir wada tashi ah oo ku saabsan hawlaha shaqo ee...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>