Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Deg deg” Dagaal ka socda magaalada Gaalkacyo

$
0
0

Gaalkacyo (Puntland Post):-Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in goor dhawayd uu ka bilowday dagaal u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Galmudug.

Wararka soo gaaraya Puntland Post ayaa sheegaya dagaalkan oo ka bilaabmay galbeedka magaalada in la isku adeegsanayo hub waaweyn, Islamarkaana dhawaqa rasaasta laga maqlayo guud ahaan Gaalkacyo .

Ilaa iyo hadda lama cadeyn karo sababta uu ku bilowday dagaalku balse waxaa jiray dagaal khasaare dhimasho iyo dhaawacba dhaliyay oo todobaadkii horre ka dhacay Gaalkacyo ka dibna sababay hadalo kulul oo labada dhinac warbaahinta isu marinayeen.

Kala soco faahfaahinta Puntland Post.

The post Deg deg” Dagaal ka socda magaalada Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles