Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Iska hor,imaadkii Gaalkacyo oo istaagay

$
0
0

Waxaa si iskiis ah goordhawayd u istaagay Iska hor,imaad muddo ka yar hal saac ka socday Galbeedka magaalada Gaalkacyo sida ay ku helayso wararkii ugu danbeeyay warbaahinta Puntland Poost.

Ma cada inuu jiro khasaare iyo in kale ilaa iyo hadda.

Wixii warar ah oo kasoo kordha kala soco Puntland Post.

The post Iska hor,imaadkii Gaalkacyo oo istaagay appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>