Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Dowlada hoose Garowe oo bilowday olole kor loogu qaadayo nadaafadda

$
0
0

Garowe (Puntland Post):- Dowlada hoose Garowe ayaa maanta bilowday olole looga hortagayo biyaha fariista qaar ka mid ah jidadka dhex mara magaalada Garowe , kuwaas oo xilli roobaadka ay ka dhashaan cuduro iyo nadaafadd daro.

Gadiidka Dowlada hoose sida Cagaf cagafyada iyo Iska rogooyinka ayaa maanta lagu arkayay iyaga oo ka howl-galaya jidadka magaalada Islamarkaana ciid tuuro dhigaya goobaha leh biyo fariisinka.

Talaabadan ayaa ah mid ay soo dhaweeyeen mujtamaca ku nool magaalada Garowe, madaama bulshadu dhib badan ku qabto biyo fariisimada ka dhasha xilli roobaadka

Daawo Sawirradda.

img_4995 img_4996 img_4997 img_5000 img_5007 img_5008 img_5010 img_5011Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST

The post Dowlada hoose Garowe oo bilowday olole kor loogu qaadayo nadaafadda appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>