Shirkadda Amal oo soo kordhisay shirkad cusub oo Isgaarsiina oo la baxday Amtel
Shirkadda Amal Group oo ay hoos yimaadaan shirkadaha Amal bank, Amal express, Amal real state, Amal general trading company ayaa marakanna soo kordhisay shirkad cusub oo is gaarsiin casri ah,...
View ArticleWasiirka Caafimaadka Puntland oo shirar uga qeyb galay Nayroobi
Nayroobi (Puntland Post):- Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Caafimaadka Dowlada Puntland Dr Cabdinaasir Cismaan Cuuke ayaa shir looga hadlayo Caafimaadka Soomaaliya uga qeyb galay magaalada Nayroobi ee...
View ArticlePuntland oo qorshe 5 sano ah u dejinaysa nadaafadda iyo biyaha
Garowe (Puntland Post):-Kulan looga hadlayay qorshaha shanta sano ee soo socota istaraatiijiyadda biyaha iyo nadaafadda Puntland ayay maanta ku qabatay magaalada Garowe Wasaaradda Qorsheynta iyo...
View ArticleMareykanka oo War-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii Gaalkacyo
War saxaafadeedka ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Nairobi ayaa lagu sheegay in dowladda Mareykanku ay si dhow ula shaqeyneyso dowladda federalka ee Soomaaliya, Maamulada Gal-mudug iyo Puntland si...
View ArticleAl-Shabaab oo Dad rayid ah ku dilay Deegaanka Ceel Cali ee Gobolka Hiiraan
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ceel Cali ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay halkaas lagu dilay Afar qof oo labo ka mid ah ay ahaayeen nabadoono deegaanka si weyn looga yaqaanay, waxaana...
View ArticleDagaal u dhaxeeyo Ciidamada Gal-Mudug iyo kuwo Ahlusuno oo ka socdo Gudin-Labe
Wararka ka imaanaya deegaanka Godin-labe ee Gobolka Galgaduud ayaa ku waramaya in halkaas uu haatan ka socdo dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Galmudug iyo kuwa Ahlusuna Waljameeca. Dagaalka ayaa...
View ArticleGarowe” Wasiirka Waxbarashada Puntland oo dhagax dhigay dugsi sarre
Garowe (Puntland Post):- Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Dr. Abshir Yuusuf Ciise ayaa maanta Garowe ka dhigay dugsiga sare oo loogu talo galay inuu qeyb ka qaato dardar...
View ArticleGarowe oo roobsatay maanta
Garowe (Puntland Post):- Abaaro duhurnimadii maanta waxaa ka curtay magaalada Garowe roobabka dayrta xilli maalmihii ugu danbeeyay abaarta ka jirta dhulka Puntland ay mareysay heerka ugu sareeya....
View ArticleDowladda Somalia oo ciidan usoo diraysa Gaalkacyo
Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Somalia Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo Warbaahinta la hadlay maanta ayaa sheegay in Ciidamo katirsan Dowlada Federalka Somalia loo dirayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta...
View ArticleWasiirka Caafimaadka Puntland oo shir caalamiya uga qeybgalay dalka Masar
Garowe (Puntland Post):-Wasiirka Caafimaadka Dowlada Puntland ayaa uga qeyb galay magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar shir goboleedka 63aad ee Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee Waddamada Bariga...
View ArticleOdayaasha Qardho oo go’aan kasoo saaray kuraasta Aqalka hoose ee Somalia
Qardho (Puntland Post):- Inta badan Nabadoonada beesha Cismaan Maxamuud ayaa shir ay yeesheen 21 Setemper kasoo saarey war ay ku sheegeen in si furan loogu tartamayo labada kursi ee beeshu ku leedahay...
View ArticlePuntland oo cadeymo ka dhan ah Dowladda Soomaaliya kusoo bandhigtay Gaalkacyo
Garowe (Puntland Post):- Dowladda Puntland ayaa galabta magaalada Gaalkacyo kusoo bandhigtay askar ka tirsan ciidanka xoogga Soomaaliya oo la doonayay in loo adeegsado colaadda magaalada Gaalkacyo....
View ArticleMaamulada Ahlusuna iyo Galmudug oo isku hor-fadhiya degaanka Godin-labe
Cadaado(Puntland Post):-Dagaal aad u kharaar ayaa labadii gelin ee maanta ku dhex maray degaanka Godinlabe ee Gobalka Galgaduud Maamulka Gobalada dhexe ee Ahlusuna Waljameeca iyo Maamulka Galmudug....
View Article3 Ruux oo Miino Aasayay oo Muqdisho ku Geeriyooday
Warar lagu kalsoonaan karo ayaa waxa ay sheegayaan in 3 Ruux oo dooneeysay in ay Miino ku Aasaan Muqdisho ay geeriyoodeen kadib markii miinadii ay Aasayeen ay ku qaraxday. Goobtaan Miinada ay ku...
View ArticleWasiirka Cusub ee Wasaaradda Dekedaha oo Saaka Xilkaasi loo dhaariyey
Waxaa saaka 13 October, 2016-ka lagu dhaariyey Qasriga Madaxtooyada dawladda Puntland Wasiir Siciid Maxamed Raage oo loo magcaabay Wasiirka Wasaaradda Dekedaha, Gaadiidka badda iyo la dagaallanka...
View ArticleMadaxweynaha dawladda Puntland oo kulan sagootin ah la qaatay Dajirihii hore...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 13 October, 2016-ka Qasriga Madaxtooyada kulan sagootin ah kula qaatay wakiilka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Ambassador...
View ArticleWasaaradda Waxbarashada Puntland oo 130 ardey u sagootisay dalka Ethiopia
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sarre ee Dowlada Puntland ayaa sagootisay 130 qof oo isugu jira arday ka qalin jabisay dugsiyada sare Puntland iyo shaqaale dowladdeed, kuwaas oo dalka Ethiopia...
View ArticleDowlada hoose Garowe oo bilowday olole kor loogu qaadayo nadaafadda
Garowe (Puntland Post):- Dowlada hoose Garowe ayaa maanta bilowday olole looga hortagayo biyaha fariista qaar ka mid ah jidadka dhex mara magaalada Garowe , kuwaas oo xilli roobaadka ay ka dhashaan...
View ArticlePuntland iyo Galmudug oo madaafiic isugu jawaabaya Gaalkacyo.
Labada dhinac ee Puntland iyo Galmudug ayaa isweydaarsanaya Daryanka madaafiicda oo laga maqlayo guud ahaan magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo goor dhawayd wararku sheegayaan inay ka bilowdeen magaalada....
View ArticleGudiga Doorashooyinka Jubaland iyo Ergooyin Jubaland oo Gacanta iskula tagey
Kadib kulan ay isugu yimaadeen Gudiga doorashooyinka dadban ee maamul goboleedka jubaland iyo ergooyinka soo xulayo xubnaha jubaland umatali doona baarlamaanka aqalka sare islamarkaana ay ku yeesheen...
View Article