Kulan ay maanta isu yimaadeen xubno ka tirsan Guddiga Fulinta ee Dalladda PUNSAA oo ka dhacday xarunta Dallada ee Garowe ayna uga wada hadleen dareenka bulshada ee ku aadan Doorashoyinka Dadban ee labada Aqal ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Waxaana ugu damayntii isku raaceen in ay soo jeediyaan Baaqaan soo socda.
PUNTLAND POST
The post Dalladd PUNSAA oo jeedisay Baaq ku Aadan Doorashada Labada Aqal ee Barlamaanka appeared first on Puntland Post.