Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live
↧

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daba-geed oo ka digay in maamul kale looga dhawaaqo Gobolka Hiiraan

                                                                         Yuusuf Daba-geed            Baladweyn (Puntland Post):- Guddoomiyaha gobolka Hiiraan,Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa si cad u...

View Article


Hir-shabelle oo lagu wargaliyay inuu soo dhiso xubnaha u matalaya Aqalka Sarre

Muqdisho (Puntland Post):- Wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda faderaalka ah ee dalka ayaa u sheegtay hoggaanka shalay la doortay ee maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeelle in looga fadhiyo soo...

View Article


Al-Shabaab oo Weerar is qarxin iyo Dagaal Toos ah ku Qaaday Afgooye

Wararka hadda Naga Soo Gaaraya Degmada Afgooye Ee G/Sh/Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Degmada Afgooye Weerar loo Adeegsaday Gaario Waxyaabaha qarxa laga soo Buuxiyay Lagu weeraray. Sidoo Kale...

View Article

Faah Faahin Weerar Al-Shabaab ay ku Qaadeen Afgooye iyo Masuuliyiin ku Dhintay

Mas’uuliyiin ka Tirsanaa Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya ee Gobolka Shabeelaha Hoose  iyo dowladda Soomaliya ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dagaalkii galabta ka dhacay degmada Afgooye ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijooyinkii Kulamadii Champions League-ga ee Xalay la Ciyaaray

Natii jooyinkii Champions League-ga Koocxda Real Madrid ayaa guul wayn Santiago Bernabeu kaga gaadhay kooxda Legia Warszawa kulankii saddexaad ee heerka groupyada ee Champions Leaque-ga. Real Madrid...

View Article


Wariyayaal u Shaqeynayay Telefishinka Al-Jazeera oo Lagu Xiray Muqdisho

Ciidamada Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaliyeed ayaa shalay galinkii dambe xabsiga dhigay wariyayaal u shaqeynayay Telefishinka Al-Jazeera qeybtiisa afka English-ka. Wariye Xamza...

View Article

Dowlada Ethopia oo heshiis kala dhex dhigtay Puntland iyo Galmudug

War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibada Ethopia ayaa lagu sheegay  in heshiis cusub la kala dhex dhigay Maamulada Puntland iyo Galmudug, kuwaasi oo isku haysta gacan ku heynta Magaalada Gaalkacyo ee...

View Article

Dalladd PUNSAA oo jeedisay Baaq ku Aadan Doorashada Labada Aqal ee Barlamaanka

Kulan ay maanta isu yimaadeen xubno ka tirsan Guddiga Fulinta ee Dalladda PUNSAA oo ka dhacday xarunta Dallada ee Garowe ayna uga wada hadleen dareenka bulshada ee ku aadan Doorashoyinka Dadban ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamanka Puntland oo bilaabay dhagaysiga khudbadaha musharaxiinta aqalka...

Waxaa maanta ka bilowday xarunta baarlamanka Dowladda Puntland ee magaalada Garowe dhagaysiga khudbadaha 29 musharax uu u tartamaysa inay Puntland u matalaan Aqalka sarre ee baarlamanka Dowlada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysalwasare Sharmaake oo maanta aan soo xaadirin fadhigii baarlamanka Puntland

              Raysal Wasaare Cumar Cabdirashiid Garowe (Puntland Post):- Raysal wasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo ka mid ahaa xubnihii  Madaxweynaha Puntland...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Doorashada Aqalka sarre oo maanta ka qabsoontay Kismaayo

Kismaayo (Puntland Post):- Xildhibaanada Baarlamaanka Jubaland ayaa maanta oo Arbaco ah u fariistey kala saaridda Musharixiinta Aqalka Sare ee uu u gudbiyay Madaxweynaha Jubaland Axmed maxamed islaam...

View Article

Cumar C/rashiid, Faroole iyo Juurile oo ku soo Baxay Kamid noqoshada Aqalka Sare

Puntnland Post(Garowe)-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ku guuleystay kamid noqoashada xubanaha Aqalka sare ee dalka kadib marki uu tartan kaga guuleystay Aamina...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacadda Muqdisho oo soo dhoweyn ugu samaysay Bosaso gudoomiyaheeda Cusub

Ujeedka kulankan ayaa ahaa mid lagu soo dhawaynayey Wafti uu hogaaminayo Gudoomiyah Jaamacada Muqdisho Dr,Maxamed Ibraahim Mursal oo uu ka mid ahaa Madax qorshaynta iyo xiriirka jaamacada Muqdisiho....

View Article


Dagaal kasoo cusboonaaday magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo (Puntland Post):- Dagaal la isku adeegsanayo hubka madaafiicda, hoobiyaasha iyo lidka diyaaradaha ayaa saaka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug , Waxaana laga...

View Article

Siyaasi Giir oo looga guulaystay doorashada ka socota Garowe

Garowe (Puntland Post):- Cali Ismaaciil Cabdi Giir oo ka mid ah siyaasiinta ruugcadaaga ah  ayaa looga gulaystay tartankii uu u galay Aqalka Sare ee Golaha Wakiilada Soomaaliya. Farxaan Cali Xusseen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cabdislaan Xaaji Dheere oo ku guulaystay kursiga 5aad ee aqalka sarre

Garowe (Puntland Post):- Kursiga Shanaad ee aqalka sare Puntland waxaa ku guulaystay Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere , wuuxuna ka guulaystay Faarax Cali Cawad . Cabdislaan ayaa helay 40 Cod, Faarax...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaqaalaha Madaxtooyada dawladda Puntland oo loo xiray Tababar Garoowe uga...

Tababar soconayey muddo shan beri ah oo loo qabtay shaqaalaha dhammaan xarumaha Madaxtooyada dawladda Puntland ee magaalooyinka Garoowe, Gaalkacyo, Qardho iyo Boosaaso ayaa maanta 20 Oct, 2016-ka ugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijada Doorashada ka socota Garowe ee Aqalka sarre

Garowe (Puntland Post):- Ka dib doorashada musharaxiinta u tartamaya aqalka sarre oo saaka ka bilaamatay magaalada Garowe ayaa inta badan waxaa ku guulaystay doorashada rag miisaan ku leh siyaasadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir looga arrinsanayo joojinta Tahriibta oo ka furmay Garowe

Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta ka furmay magaalada Garowe shir looga arrinsanayo ka hortaga tahriibta oo fara kulul ku haysa dalka Soomaaliya, waxaana kazoo qeyb galay shirkan oo ay iska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haweenay uga guulaysatay saddex rag ah Doorashada Aqalka sarre

Garowe (Puntland Post);- Xildhibaan Siciido Xassan Cismaan ayaa baal cusub u rogtay Haweenka Soomaaliyeed, ka dib markii ay caawo fiidkii ka guulaysatay saddex Musharax oo Rag ah oo kula tartamay...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>