Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeeybgalay Xuska Madaxbanaanida Turkiga

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Somalia uga qeeybgalay Munaasabad Lagu Xusayay Madaxbanaanida Turkiga.

Munaasabadaan  Ayaa waxa ay ka dhacday Xarunta Safaarada Turkiga Ee Muqdisho Waxaana ay Aheyd 93-sano Guuradii Madaxbanaanidii iyo Xuriyadii Dowlada turkiga.

Madaxweyne Xasan Sheekh Ayaa ugu hambalyeeyay Munaasabadaasi isga oo Sheegay in Dowlada Turkiga ay tahay Dowlada abaal weyn u gashay Somalia.

Waxa uu Sheegay in Dadka Soomaaliyeed aanay iloobi Doonin Abaalkii ay u gashay Turkiga isga oo sheegay in Ay Turkiga u rajeeynayaa Bash bash iyo Baraare.

Hoos ka daawo Sawirada.

1-6 2-8 3-5 4-2

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeeybgalay Xuska Madaxbanaanida Turkiga appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>