Cabdixakiim Axmed Xaashi oo Garowe kaga dhawaaqay inuu u sharaxan yahay...
Puntland Post – Munasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa lagu qabtay hoolka Jubba Hotel Garoowe,waxaana kasoo qaybgalay Siyaasiyiin, Aqoonyahan, Haween, Culima-udiin, saldiin dhaqan iyo marti...
View ArticleYaa ku haya gacanta Degmada Qandala ee Gobolka Bari ?
Qandala (Puntland Post):- Ka dib xiriiro kala duwan oo warbaahinta PUNTLAND POST la samaysay bulshada deegaanka degmada Qandala ee Gobolka Bari, Saraakiil ka tirsan ciidanka iyo Masuuliyiin ka tirsan...
View ArticleDaawo Dareenka Reer Garowe ka qabo Colaadda Gaalkacyo
Ka dib markii boqolaal dadweyne ah ay isugu soo baxeen fagaaraha ay caanka ku tahay Garowe ee Barxadda ayay eedeyn culus shacabku ugu jeediyeen Madaxweynaha Dowlada Federalka Soomaaliya Xasan Sheekh...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeeybgalay Xuska Madaxbanaanida Turkiga
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Somalia uga qeeybgalay Munaasabad Lagu Xusayay Madaxbanaanida Turkiga. Munaasabadaan Ayaa waxa...
View ArticlePuntland iyo Galmudug oo Maxaabiis is dhaafsaday
PP-Galkacyo: Wararka naga soo gaaraya Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Maamulada Puntland iyo Galmudug ay isku dhaafsadeen Maxaabiis ay kala heysteen....
View ArticleCiidamada Galmudug oo Xoog uga Soo Furtay Burcad Badeed Haweeney Ajnabi ah
PP- (Cadaado) War Deg Deg ah oo hadda naga soo gaaraya Deegaanka Camaara ee Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Nabadsugida Maamulka Galmudug ay goordhow si Xoog ah ku Soo furteen...
View ArticleGaas iyo Guuleed oo Dubai Ku kulmaya
PP-(Dubai) Warar lagu kalsoonaan karo oo aan ka heleeyno Magaalada Abu Dubai ee xarunta Dalka isku taga Imaaraadka Carabta ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu wado in ay ku kulmaan...
View ArticleAl-Shabaab oo la Wareegay Goof-Gaduud
PP-(Baydhabo) Ciidamada Ururka Al-shabaab ayaa dagaal qorshaysan ku qaaday deegaanka Goof-gaduud oo ka tirsan Gobolka Baay waxaa u suurta gashay in deegaanka ay kala wareegaaan Ciidamada maamulka...
View ArticleDiyaar-garowga Amniga Doorashada oo Muqdisho laga Dareemayo
PP-Muqdisho: Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay u diyaargaroobeen sugida Amniga Doorashada oo lagu wado in ay ka dhacdo Dalka Soomaaliya dhamaadka Bishaan. Korneyl Bishaar Abshir Geedi oo...
View ArticleDowlada Somalia oo Amartay in la Xiro Safaarada Somalia Ee Sanca
Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa amar ku bixisay in la xiro Safaaradda Soomaliya ee dalka Yemen kadib markii ay sheegtay in ay gacanta ku hayaan goobta ay ku taala Safaaradda kooxaha Xuutiyiinta ee...
View Article“Garowe” shir looga hadlayo fulinta sharciga iyo baahinta siyaasadda deegaanka
Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta ka furmay xarunta Cilmi Baarista Puntland ee magaalada Garowe shir ku saabsan Daadejinta Siyaasadda Deegaanka iyo Fulinta Sharciga Deegaanka Puntland, waxaana...
View ArticleCumar Faraweyne oo baarlamanka ka codsaday in dhaqaale loo kordhiyo...
Garowe (Puntland Post):- Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Cabdulaahi Faraweyne oo shalay hadal kooban ka hor jeediyay mudanayaasha baarlamanka Dowlada Puntland ka dib furitaankii kalfadhiga 38aad ayaa...
View ArticleWASIIRKA CIYAARAHA PUNTLAND OO BOOQDAY XARUMO ISBOORTI OO LAG HIRGALINAYO...
PP-(Boosaso)Wasiirka wasaarada ciyaaraha iyo dhalinyarada Puntland Cabdiraxaman Sheekh Axmed oo malmahan ku sugan magaalada Boosaso ayaa waxa uu kulan la qaatay maamulka gobalka Bari. Kulankan oo...
View ArticleHaweeneey Kenyaan Ah oo Xoog Laga Soo Furtay Burcad Badeeda oo Cadaado Lagu...
PP-(Cadaado) Maamulka Galmudug ayaa Magaalada Cadaado ee Caasimada Kmg-ga ee Maamulkaasi waxa uu kusoo bandhigay haweeney Kenyan ah oo xalay ciidamada Nabad sugiddu qaranka Soomaaliya ay hawlgal...
View ArticleMaydka 3 Ruux oo lagu arkay Deegaanka Buufoow
PP-(Marko) Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in Meydadka Seddex ruux oo si xun loo dilay in saakay aroortii lagu arkay deegaanka Buufow Bacaad ee Gobolkaas. Dadka deegaanka...
View ArticleDagaal Khasaare badan geeystay oo ka dhacay Afmadow
PP- (Kismaayo) Dawlada Kenya ayaa guulo ka sheegatay dagaal Ciidamadeeda, kuwada Xoogga Soomaliyeed, jubbaland iyo Al-shabaab ku dhexmaray magaalada Afmadow ee Gobolada Jubada Hoose. Wararka ayaa...
View ArticleWasaarada Amniga oo Sheegtay in Rag katirsan Al-Shabaab ay ku qabatay...
PP- (Muqdisho) Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa sheegtay in la xoojiyay amaanka dalka islamarkaana gacanta lagu dhigay Shabakado ay la xiriiriyeen Xarakada Al-Shabaab oo...
View ArticleMadaxweyne ku Xigeenka Puntland oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Saraakiil Ka...
Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland Ahna Ku Simaha Xilka Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa maanta 31 October, 2016 Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay saraakiil ka...
View Article“GAROWE” Hay,adda UNICEF soo bandhigtay waxqabadka biyaha iyo nadaafadda ee 2016
Garowe (Puntland Post):- Kulan ay iska kaashadeen Wasaaradda Qorsheynta iyo Hay,adda UNICEF ayaa lagu soo bandhigay wax-qabadka Nadaafada iyo Biyaha Puntland ee Hay,adda UNICEF qeybteeda biyaha iyo...
View ArticlePuntland oo bandhigtay sharci cusub oo lagu dhaqayo hay,addaha caalamiga
Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta ka furmay magaalada Garowe shir ku saabsan xoojinta habka wada shaqeynta Dowlada Puntland iyo Hay,addaha Caalamiga , waxaana kazoo qeyb galay shirkan masuuliyiinta...
View Article