Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Doorashada Xubnaha Aqalka Sare iyo kan Hoose oo Ka Bilaabaneysa Qaar kamid ah Maamul Goboleedyada

$
0
0

Maanta oo Talaado ah waxaa Magaalooyinka Dalka qaar kamid ah ka bilaabanaya Doorashada xubnaha Aqalka sare iyo kan Hoose ee Dowlada soo socoto ee Soomaaliya.

Magaalooyinka Baydhabo, Kismaayo iyo Jowhar ayaa laga soo sheegayaa in ay ka dhaceyso maanta Doorashada Xubnaha Aqalka sare iyo kan Hoose.

Maamulka Hir-Shabele ayaa Maanta Dooranaya 8-da xubnood ee Aqalka sare u matali Doonto Maamulkaasi Hir- Shabelle.

Hayeeshee Maamulada jubbaland iyo koonfur Galbeed ayaa iyagu soo dooranaya maanta Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlada u matali doono.

Jubbaland ayaa waxaa soo dooran doonta 43 Xildhibaan  oo Baarlamaanka Dowladda Dhexe uga mid noqonaya Jubbaland.

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa isna soo dooran doono 69 Mudane.

Amaanka Magaalooyinkaasi ayaa si aad ah loo adkeeyay waxaana la dhigay ciidamo badan oo Sugaya Amaanka.

Faah Faahinta kala sooc Puntland Post insh aallah

The post Doorashada Xubnaha Aqalka Sare iyo kan Hoose oo Ka Bilaabaneysa Qaar kamid ah Maamul Goboleedyada appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>