Musharaxa Madaxweynaha Dalka Mareykanka Trump ayaa hadda ka sare maray Clinton isga oo heystay Codad gaaraya 222 Cod iyada oo Clintona ay Heeysato 209 Cod.
Dad badan oo taageersanaa Clinton ayaa hadda u muuqdo Kuwo niyad jabay iyaga oo sheegay in ay quus ku Dhowyihiin .
Dadka wax saadaaliya ayaa Trump hadda u saadaalinaya in uu noqdo Madaxweynaha dalka Mareynakan haddii Aanu wax isbadalin.
Doorashadaan oo ah Mid aad u adag ayaa waqti waliba la filan karaa in ay wax isbadalaan.
Isha ku Haay Puntland Post oo la soco Wararka doorashada Mareynaka
The post Trump oo si Layaab leh uga Kor maray Clinton appeared first on Puntland Post.