Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaali Mareykan ah ayaa ku guuleysatay Aqalka wakiilada Minnesota ee dalka Maraykanka.
Ilhaan Cumar ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay oo Muslim, muhaajir Mareykan ah oo noqota xildhibaan Aqalka Wakiilada dalka Mareykanka.
Guulsha Ilhan ayaa timid ka dib markii ay horey guul weyn kasoo hoyisay ololihii doorashooyinki horudhaca ahaa ee sanadkan.
Ilhaan Cumar 22 sano ka hor waxay ku nooleyd xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya.
PUNTLAND POST
The post Ilhan Cumar oo ku guuleysatay Aqalka wakiilada Minnesota appeared first on Puntland Post.