Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Dayaxii ugu weynaa uguna iftiinka badnaa oo xalay la arkay

$
0
0

Xalay waxaa dunida lagu arkay dayax aad u weeyn kana iftiin badan sidii hore taasi oo ay dadka dunida si aad ah ay u la yaabeen.

Dayaxa ayaa la sheegay in uu masaafo aad u dhow uu xalay u soo jirsaday dhulka sida ay sheegeen quburo dhanka dayaxa ah.

Arintaan oo kale ayaa la sheegay in ay dhacday Sanadkii  1948-dii oo hadda laga joogo ku dhowaad 70 Sano.

Hay’adda NASA  oo ah Ha’ay ka faaloota arimaha dayaxa ayaa sheegtay in dayaxa uu dhulka u soo jirsaday masaafo gaareeysa  348,000 KM

Dadka dunida ayaa si aad ah u hadal haya Arimahaasi iyada oo Soomaaliyana ay kamid tahay meelaha Dayaxa xalay uu sida aadka ah uga iftiimiyay.

Hoos ka daawo Sawirada

Supermoon Rising

1q-6  2-2 2q-6 3q-6 4q-6 5q-4 6q-2

 

Puntland Post

The post Dayaxii ugu weynaa uguna iftiinka badnaa oo xalay la arkay appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>