Wariye Katirsan Al-Jazeera ayaa soo Bandhigay Sawiro uu ka soo Qaaday deegaano Katirsan Gobolada Bakool iyo Hiiraan oo ka kala tirsan Koonfurta Iyo Bartahama Dhulka Somalia.
Al-Shabaab ayaa Tababaro ku sameeynaya Qaar Kamid ah Goobihii Ciidamada Itoobiya ay ka baxeen kuwaasi oo Lagu arkayay Boqolaal katirsan Dagaalamayaasha Al-Shabaab.
Sarakiil sare sare uu kamid yahay Afhayeenka Al-Shabaab Ayaa ka soo muuqday sawiradaasi kuwaasi oo u qudbeeynaya Al-Shabaabka ee la wareegay Deegaanadaasi.
Deegaanadaasi ayaa waxaa Tababar loogu sameeyay Dhalinyaro katirsan Al-Shabaab oo ku biiray Kooxdaasi.
Ciidamada Itoobiya ayaa isga Baxayay baryihii ugu dambeeysay Deegaano Katirsan Koonfurta iyo Bartamaha Dhulka Somalia.
Hoos ka daawo Sawirada.
PUNTLAND POST
The post Al-Shabaab oo bilaabay in ay la wareegaan Goobihii ay ka baxeen Ciidamada Itoobiya appeared first on Puntland Post.