Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22750 articles
Browse latest View live

Sidee looga soo dhaweeyay Garowe Musharax Abshir Xasan ? DAAWO

The post Sidee looga soo dhaweeyay Garowe Musharax Abshir Xasan ? DAAWO appeared first on Puntland Post.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Awdal oo ku Guulaystay Koobka Ciyaaraha Gobolada Somailand

Tartanka kubbada Cagta Gobolada Somaliland oo muddooyinkii dambe ka socday Magaalada Hargeysa ayaa shalay galinkii danbe waxaa  hargaysa Stadium ka dhacday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee koobka taas...

View Article


Wasiir ka tirsan Xukuumada Soomaaliya oo ku guuleystay Doorashada Aqalka Hoose

Siciid Xuseen Ciid oo ahaa Wasiirka xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee xukuumada Federaal Soomaliya ayaa ku guulaystay Kurisigii 13-aad ee Puntland ku yeelanayso Aqalka Hoose ee Barlamaanka...

View Article

Guddi ka shaqeeya xabad joojinta iyo kala qaadida Ciidamada oo Gaalkacyo...

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maanta lagaga dhawaaqay gudi ka kooban 18 xubnood oo ka shaqayn doona xabad joojinta iyo kala qaadida Ciidamada. Gudigaan ayaa ka kooban labada dhinac...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“DAAWO” Qoysas badan oo ku barakacay abaarta ku dhufatay Puntland

Garowe (Puntland Post):- Qoysas fara-badan ayaa ku barakacay abaarta ku dhufatay deegaano ka tirsan Puntland,Waxayna muujinayaan sawiro ay usoo direen PUNTLAND POST guddiga culimada ee kormeerka ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo Maalintii Labaad ka qayb galay Shirka Nabadaynta...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta  13 November, 2016  waxa uu mar kale ka qayb galay shirkii nabadaynta magaalada Gaalkacayo, kaas oo la doonayo in xal waara...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaki laga qabo in lasoo celiyo Xubno loo doortay Baarlamanka Soomaaliya

Garowe (Puntland Post):- Warsaxaafadeed kazoo baxday Guddiga madaxa banaan ee xalinta khilaafaadka doorashooyinka dalka ayaa lagu muujiyay walaac ka dhan ah  Musuqmaasuq harreeyay doorashadda aqalka...

View Article

“DAAWO” Xaalad Cakiran oo ka taagan Puntland

Garowe (Puntland Post):- Xubno ka mid ah Guddiga Gurmadka Deg deg ah ee Puntland oo todobaadkii lasoo dhaafay socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Gobolada Bari, Nugaal iyo Karkaar ayaa ku baaqay  ka...

View Article


Dibad Bax Roob Doon Ah oo Muqdisho ka dhacay

Isku soo bax roob doon ahaa ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaliya iyadoo ay kasoo qeyb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaliya iyo qaar kamid ah shacabka...

View Article


Somalida Gobalka Minisota oo DHIGAY Dibad-bax lagu Muujiniyay Isku duub-nida...

  Somalida ku dhaqan gobolka Minisota ee dalka Maraykanka ayaa dhigay dibad-bax balaaran oo ujeedkoodu ahaa sidi lagu muujinayay midnimada bulshooyinka kala duwan ee ku nool gobolkaas ,waxaana ka soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR-MURTIYEED:- Puntland oo Wax Kama Jiraan Ku Tilmaantay Qoraal Kasoo Baxay...

Dawladda Puntland iyadoo tixraacaysa go’aamadii Madasha Qaran ee 22-25, Jun, 2016 iyo kuwii ka horeeyay ee lagu qaybiyay xubnaha aqalka sare ee Gobolada Waqooyiga. Iyadoo Madashu Qaran horay uga...

View Article

Somaliland oo Shaacisay in ay ka qeyb galeyso doorashada Soomaaliya

(Puntland Post):-Siyaasiyiinta, Salaadiinta, iyo waxgaradka Beelaha Dir Waqooyi (Somaliland) ayaa maanta ku dhawaaqay inay ka qeyb galayaan doorashada dadban ee dalka ka dhaceysa, kaddib markii ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafiiska La dagaalanka Musuq maasuqa Puntland oo ka hadlay Doorashada ka...

Garowe (Puntland Post):- Hay’adda Astaynta Maamul wanaagga iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa Dowladda Puntland ayaa war qoraal ah oo kazoo baxay uga hadashay arrimaha doorashooyinka dadban ee aqalka hoose...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

PRESS RELEASE:- Puntland Government condemns Former Speaker Jawari’s Flagrant...

Reaffirming its strong commitment to the decision taken by the National Leadership Forum on 22-25 June 2016 meeting pertaining to the Agreed Formula for the distribution of the Upper House Seats for...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Banaan bax roobdoon oo maanta ka qabsoomay Garowe.

Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta banaanka Waqooyi ee magaalada Garowe isugu soo baxay kumanaan dadweyne ah iyo masuuliyiin ka tirsan Dowlada Puntland , Kuwaas oo ilaahay u baryaya inuu ka dulqaado...

View Article


Wasiir Ka tirsan Gal-Mudug oo Cadaado Lagu Xiray

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado Ee Gal-Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Nabadsugida Maamulka Gal-Mudug ay Goordhow Xabsiga u taxaabeen Wasiir katirsan Maamulkka Gal-Mudug....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Booqday Dadkii Ku Dhaawacmay Dagaaladii u...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 Nov, 2016 wuxuu Isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacayo iyo Isbitaalka GMC ku booqday dadkii shacabka ahaa ee dhaawacyadu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo ku dhawaaqday ololaha gurmadka abaarta

Garowe (Puntland Post):- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sarre ayaa maanta daahfurtay Ololaha badbaadinta dadka ku cayroobay abaaraha ku dhuftay miyiga Puntland , Waxaana daahfuray barnaamijkan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dayaxii ugu weynaa uguna iftiinka badnaa oo xalay la arkay

Xalay waxaa dunida lagu arkay dayax aad u weeyn kana iftiin badan sidii hore taasi oo ay dadka dunida si aad ah ay u la yaabeen. Dayaxa ayaa la sheegay in uu masaafo aad u dhow uu xalay u soo jirsaday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al-Shabaab oo bilaabay in ay la wareegaan Goobihii ay ka baxeen Ciidamada...

Wariye Katirsan Al-Jazeera ayaa soo Bandhigay Sawiro uu ka soo Qaaday deegaano Katirsan Gobolada Bakool iyo Hiiraan oo ka kala tirsan Koonfurta Iyo Bartahama Dhulka Somalia. Al-Shabaab ayaa Tababaro ku...

View Article
Browsing all 22750 articles
Browse latest View live