Waxaa Maanta oo Talaado Ah Taariikhduna ay ku beegantahay 15 November Garoonka Magaalada Muqdisho ka soo Dagtay Diyaarada Djauuti Airlines Ee Dalka dalkaasi Jabuuti.
Diyaaradaan Ayaa Duulimaadkeedii ugu horeeysay Maanta kaga soo Dagtay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Muqdisho.
Ragaab Diyaaradaasi ka soo raacay Jabuuti Ayaa Ka soo Dagtay Garoonka Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya.
Tilaabadaasi Waxaa Soo Dhoweeyay Dowlada Somalia iyo Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya.
Faah Faahinta Dib kala soco Insha allah.
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho
The post Diyaarada Jabuuti Airline oo 25 Sano Kadib Muqdisho ka soo Dagtay appeared first on Puntland Post.