Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Gudoomiyaha Godobjiraan oo Agabyo waxbarasho u qeybiyay 4 tuulo

$
0
0

Godobjiraan (Puntland Post):- Gudoomiyaha Degmada Godobjiraan ee Gobolka Nugaal ayaa agab waxbarasho u qeybiyay, Maamulayaasha, Macalimiinta iyo Ardeyda Iskuulada Tuulooyinka kala ah Yoonbeys,Wargaduudo,Suubaan iyo Godob-caduun.

Agabkan Waxbarashada ayaa noqonaya markii ugu horeysay oo Gudoomiyaha Degmada Godobjiraan uu gaarsiiyo tuulooyinka hoosyimaada maamulka degmada Godobjiraan.

Yusuf Maxamed Faarax oo la hadlay PUNTLAND POST ayaa sheegay inuu qeyb ka yahay Agabkan mid lagu dhiiri gainayo waxbarashada caruurta iyo shacabka ku nool tuulooyinkaa.

Daawo Sawiradda .

img-20161111-wa0009 img-20161111-wa0010 img-20161112-wa0000 img-20161112-wa0002 img-20161112-wa0003 img-20161112-wa0004 img-20161112-wa0005 img-20161112-wa0006Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST

The post Gudoomiyaha Godobjiraan oo Agabyo waxbarasho u qeybiyay 4 tuulo appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>