Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Wasiirkii hore ee Warfaafinta oo kamid noqday Xubnaha Baarlamaanka Somalia

$
0
0

Wasiirkii hore ee  Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Mustaf Shiikh Cali dhuxulow iyo Mudane Xuseen Qaasim Yuusuf ayaa kamid noqday goordhaweyd xubnaha Aqalka Hoose ee Barlaamaanka Federaalka  Soomaaliya  ee ka imaanaya  deeganada Maamulka Galmudug .

Mudane Mustaf Dhuxulow oo horey ugu mid ahaa baarlamanka Soomaliya  ayaa helay 47 cod sida ay shaaciyeen guddiga doorashooyinka aqalka Hoose ee deegaanada Maamulka Galmudug, sidaas ayuu ugu mid noqday xubnaha aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaliya ee ku matala deeganada dowlad goboleedka Galmudug.

PUNTLAND POST

The post Wasiirkii hore ee Warfaafinta oo kamid noqday Xubnaha Baarlamaanka Somalia appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>