Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

War deg deg ah :“Inta waagu ka baryayo ayaa ka dhiman dagaalka Ciidamada Jubaland ku weerari doonaan Bare Hiiraale” Dhageyso Wareysi Col Afgaduud.

$
0
0

Kismaayo: (pp)- Col, Cabdirisaaq Afgaduud oo ka mid ah saraakiisha Jubaland ee Kismaayo ku sugan ayaa sheegay in galinkii danbe ee maanta ay weerar ku soo qadeen ururka Alshabaab oo adeegsanaya Coll Barre Hiiraale iyo kooxo amaan darro doonaya inay bilaabaan.

Col,Cabdirisaaq oo wareysi goor dhaweyd siinaya shabakada warar ee Puntlandpost iyada oo laga maqlayo goobta uu joogo Col Abdirisaaq dhawaaqa rasaaska ayaa waxa uu si cad u sheegey inta waagu ka baryayo ay ku kala bixi doonaan gacan ku haynta Kismaayo ciidamada Jubaland iyo kuwo la sheegey inuu wato Bare  oo hadda guriga lagu waardiyeynayo ay ku wareegsan yihiin ciimada Jubaland.

Halkan ka Dhageyso Wareysigan oo goor dhaweyd Puntlandpost la yeelatey Col Afgaduud.

Jubaland ayaa dagaalada iyo amaan darada Kismaayo ku eedeyey DF oo ka soo horjeeda maamulkan ay dhisteen bulshada degta gobollada Gedo iyo Jubooyinka.

Kala soco Puntlandpost wararkii ugu danbeeyey ee Kismaayo.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>