Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Cadaado: Ehlu suna oo sheegtey inay Cadaado ku weerarayan Shiikh Xasan Daahir...

Cadaado: (pp)- Saraakiisha Ururka Ehlusuna Waljamaaca ee Gobolada dhexe Dalka Somalia ayaa sheegey inay u qorsheysan tahay sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen hogaamiye diimeedka Shiikh Xasan...

View Article


Kismaayo oo lagu dagaalamey maanta, Warbixin.

Kismaayo : (pp)- Ka dib markii sida la sheegey dhacdo baabuur ay ku dhaceen kooxo maleyshiyo ah gudaha magaalada Kismayo ayaa markii danbe isu bedeshay dagaal ka dhex dhaca ciidamada maamulka Jubaland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha ardayda soomaliyeed ee uganda oo hambalyo ku aadan 26-ka Juun u...

Kampala: (pp)-Gudomiyaha Ururka Midowga ardayda soomaliyed ee dalka uganda mudane ahmed yaasin muuse (farajeesto)ayaa hambalyo ku aadan sanad guuradii 53 aad ee ka soo wareegtay 26-ka Juun 1960 u...

View Article

Wareysiyo: Ciidamada jubaland oo kismayo howl-galo ka bilaabaya iyo Siyaasiin...

Kismaayo: (pp)- Ka dib shaqaaqo kooban oo maanta mar kale ka dhacdey magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose ayaa xaaladeedu iminka ay tahay mid degan sida ay noo xaqiijiyeen masuuliyiin ka...

View Article

Hargeysa: Qoyska uu kasoo jeedo Ibraahim Afghan oo Tacsi Hargeysa ku...

Hargeysa: (pp)- Warar horudhac ah oo ay shabakada Puntlandpost ka helayso Qoyska uu ka dhashay Ibraahim Afqaan oo ka mid ahaa Madaxda ugu sareysa Ururka Alshabab Tacsi loogu sameeyey Magaalada Hargeysa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhageyso: Culimada Somaliyed ee Al-Ictisaam oo ka hadashey cida iska leh...

Muqdisho: (pp)- Shiikh Bashiir Salaad oo ka mid ah Culimo udiinka Ictisaam ayaa ka hadlay imaanshiyaha Shiikh Xasan Daahir Aweys uu kaga soo baxsadey kooxdii uu ku jirey sanadihii lasoo dhaafey ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe: Ururada Siyaasada Puntland oo bilaabey inay fagaare kala hadlaan...

Garowe: (pp)- Ururka Wadajir oo ka mid ah Ururada Siyaasada ee ka jira Deegaanada Puntland ayaa 27 june 2013 taageerayaashiisu sameeyeen ololaha banaanbax ay ku dalbayaan in Bulshada reer Puntland...

View Article

War deg deg ah :“Inta waagu ka baryayo ayaa ka dhiman dagaalka Ciidamada...

Kismaayo: (pp)- Col, Cabdirisaaq Afgaduud oo ka mid ah saraakiisha Jubaland ee Kismaayo ku sugan ayaa sheegay in galinkii danbe ee maanta ay weerar ku soo qadeen ururka Alshabaab oo adeegsanaya Coll...

View Article


“Barre Hiiraale waa in qoorta laga gooyaa ama xabsiga la dhigaa, waa xalka...

Ka dib markii saddexdii maalmood ee lasoo dhaafey gudaha magaalada Kismaayo ay ka dhacayeen dagaalo u dhexeeyey Ciidamada maamulka Jubaland iyo Kooxo sida la sheegey ka shidaal qaadanaya Magaalada...

View Article


Burco: Culimada Ictisaam iyo Salafi ee Magaalada Burco oo khilaaf soo dhex...

Burco: (pp)- Wadaadada Ictisaam iyo Salafi ee Magaalada Burco ayaa waxaa ka dhex taagan khilaaf si rasmiya uga soo shaac baxay toddobaadka qaar ka mid ah masaajidada magaaladda Burco, kuwaas oo sida la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: 219 Ardey oo loo sameeyey xaflad qalin jabin ah,Sawiro.

Garowe: (pp)-  Ardey dhameystay waxbarashada fasalka 8-aad ee Dugsiga Dhexe Alwaaxa Magaalada Garowe ayaa galinkii danbe ee shalay xaflad loogu sameeyey xarunta Gobolka Nugaal. Ardeydan oo gaareysay in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jigjiga: Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar oo Wafdi heer Wasiir ah iyo Oday...

Madaxweynaha DDSI iyo Golihiisa Wasiirada oo kulan deg deg ku yeeshay madaxtooyada Jigjiga,  ayaa ka dooday qaabka looga qayb galayo aaska Boqor C/laahi Boqor Muuse , waxaana kulankaas kaddib  la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo Warsaxaafadeed kasoo saarey,Dimuqraadiyeynta Puntland Iyo...

Nairobi: (pp)- Warsaxaafadeed laga soo saarey xafiiska Madaxweynaha Puntland oo hadda ku sugan isaga iyo wafti uu hogaaminayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa looga hadlay dhowr qodob oo ay ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafuud ka socota Puntland iyo Galmudug oo xaflad soo dhaweyn ah loogu...

Muqdisho: (pp)- Casho sharaf  loo sameeyey Gudoomiyaasha baarlamaanada Puntland iyo Galmudug oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Villa Somalia ayaa waxaa kasoo qeyb galay xubno ay ka mid yihiin...

View Article

Kismaayo: Dagaalo saaka mar kale ka dhex qarxay Ciidamada Jubaland iyo...

Kismaayo: (pp)- Dagaalo qaraar ayaa saaka mar kale ka qarxay Magaalada Kismaayo iyadoona sida ay u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan ciidanka jubaland oo dagaalka kula jira maleeshiyada uu hogaaminayo...

View Article


Dowlada federaalka oo xabsiga u taxaabtey Shiikh Xasan Daahir Aweys iyo Xubno...

  Shiikh Xasan Daahir Aweys oo xalay Muqdisho laga soo dejiyey ayaa wararka aanu ka helayno nabad sugida DF Somalia ay sheegayaan inay xabsiga u taxaabeen wadadka oo mudooyinkii lasoo dhaafey ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismaayo: Xabadii oo ka istaagtay Kismaayo (Warbixin)

Kismaayo: (pp)- Saaka aroortii oo ay Xabado ka bilowdeen Dalcada Kismaayo oo ay isku aruursadeen maleeshiyo iyo kooxo la siyaasad ah Alshabaab ayaa si xoog ah looga saaray, waxaana maleeshiyaadkaasi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho: Xasan Daahir oo Been lagu soo xerageliyey, kaddibna la xiray...

Tan iyo intii Deegaanka Cadaado ay ku sugnaayeen Xasan Daahir Aweyn iyo maleeshiyo taageersan iyo masuuliyiin & kaano qabiilo loo diray in Xasan Daahir soo gacan geliyaan ayaa markii Xamar la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe: Urur Siyasadedka Horcad oo tagerayashiisa iyo Dadweynaha kula hadlay...

Garowe: (pp)- Urur siyaasadeedka Hormarka iyo Cadaalada Puntland ee HORCAD ayaa maanta 30 June,2013 banaanbixiisii kowaad ku qabsaday Puntland,iyadoona ay isku soo baxeen taageerayaashiisu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Independence day of Somalia: A Question of Socio, Economic and Political...

Pakistan: (pp)- Islamabad-based research think-tank MUSLIM Institute organized a round table discussion on “Independence day of Somalia: A Question of Socio, Economic and Political Independence”....

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>