Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Jigjiga: Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar oo Wafdi heer Wasiir ah iyo Oday dhaqameed u diraya Aaaska Boqor C/laahi Boqor Muuse (Warbixin)

$
0
0

Madaxweynaha DDSI iyo Golihiisa Wasiirada oo kulan deg deg ku yeeshay madaxtooyada Jigjiga,  ayaa ka dooday qaabka looga qayb galayo aaska Boqor C/laahi Boqor Muuse , waxaana kulankaas kaddib  la go’aamiyey in Waftiga Xukuumada uga qaybgalaya Aaska qaran uu Hogaamiyo wasiirka Tababarada,Xirfadaha iyo Farsamada DDSI Mudane Maxamed Faatax oo ay Ku Wehelinayaan wasiir kuxigeenka xafiiska Adeega Shacabka iyo Kobcinta Awooda,  Mudane Qalbi Axmed Jaamac iyo Odoyaal Dhaqameedka DDSI.

Madaxweynaha SDSI oo guddi heer Wasiiro ah iyo Oday dhaqameed u diraya Aaaska Boqor C/laahi Boqor Muuse

Madaxweynaha SDSI oo guddi heer Wasiiro ah iyo Oday dhaqameed u diraya Aaaska Boqor C/laahi Boqor Muuse

Wafdiga isugu jira Oday dhaqameedka iyo Wasiirada ayaa la shaaciyey in maalmaha na soo haya ay u dhoofi doonaan deegaanada Puntland, gaar ahaan magaalada Qardho ee ah xarrunta Boqortooyada.

Madaxweyne Cabdi Cumar iyo Capinit-kiisa ayaa asbuucan bilowgiisa ka tacsiyeeyey Geerida Boqorka, waxaana geerida Boqorka aad looga dareemay Deegaanada Soomaalida ee Ethiopia.

Puntlandpost, Jigjiga

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>