Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Rajacuun.
Anagoo kala ah: Dahabo Farah Hassan, Jibril Hassan, Sagal Ali Jama iyo Suad Ali Jama, dhammaanteen waxaan halkaan tacsi uga wada diraynaa Maryan Hagi Hassan iyo dhamaan ilmo Cabdullahi Holif iyo Cabdisalaan Holif, anagoo uga tacsiyeynayna geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariiste Abdullaahi Holif ee Magaalada Seatlle, Washington.
Waxaana Alle uga baryaynaa Marxuumka in uu Jannadii Fardowsa ka waraabiyo, samir iyo imaana ka wada siiyoo ehelkiisa iyo qaraabadiisa oo idil meel kasta ay joogaan
Sagal A
E-mail: sagaliina1@hotmail.com