Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Burbur loo geystey qeybo ka mid ah agabyada dugsiga sarre ee Degmada...

Maamulka, macalimiinta Iyo Ardayda dugsiga sarre ee degmada Bacaadweyn gobolka Mudug ayaa maanta sameeyey banaanbax ay uga cabanayaan burbur loo geystey qeybo ka mid ah agab-yada schoolkaasi leeyahay,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: Golaha Deegaanka Garowe oo maanta uu u furmey Kalfadhigoodii 14 aad,...

Garoowe: (pp)- Kalfadhigii 14 aad ee golaha deegaanka Garowe ayaa maanta ka furmey xaruntooda, iyadoona uu shir guddoominayey gudoomiyaha golaha deegaanka ahna duqa magalaada Garowe Abdicasiis Nuur...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: Wasiirkii horre ee qorsheynta iyo xiriirka caalamiga Puntland oo...

Garoowe: (pp)-  Xarunta wasarada qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Dowlada Puntland Magaalada Gaowe ayaa manta lagu qabtay munaasibad uu xilka ku wareejinayay wasiirkii horre qorshaynta Da’uud...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

TACSI: Marxuum C/llaahi Hoolif

Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Rajacuun. Anagoo kala ah: Dahabo Farah Hassan, Jibril Hassan, Sagal Ali Jama iyo Suad Ali Jama, dhammaanteen waxaan halkaan tacsi uga wada diraynaa Maryan Hagi Hassan iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

ADDIS ABABA: Dowlada Federaalka Ethiopia oo sheegtay inay qab qabatay Afar...

Addis Ababa; (pp)-  Dowlada Federaalka ee Ethiopia ayaa sheegtay in qab qabatay Afar qof oo argagixiso ah oo ka soo jeeda Soomali , kuwaas oo ku sheegtay inay ku mashquulsanaayeen fafal ay guddaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ardayda Puntland (Puntland Youth Development Organization) ee Sudan wax ka...

Ururka Horumarka Ee Dhallinta Puntland oo Marka magaciisa Laso gaabiyo loo yaqaano PYDO (Puntland Youth Development Organization) ayaa waxa uu aqoonayahanada Puntland iyo Ardayda wax kabarata...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: Lixda Urur siyaasadeed iyo Guddiga doorashooyin Puntland oo kulan...

Garoowe: (pp)-  Kulan 3-geesood ah oo u dhexeeyey wakiilo ka socday lixda urur siyaasadeed ee Puntland, Guddiga doorashooyinka Puntland TPEC, Iyo masuuliyiinta ugu sareysa Hay,adda PDRC ayaa maanta ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: Wakiilada Gobollada Mudug ,Nugaal, Sool iyo Ceyn ee Guddiga...

Garoowe: (pp)- Waxaa maanta magalada Garowe lagu dhaareyay wakiilada harsanaa ee Guddiga doorashooyinka Puntland u qaabilsan Gobalada Mudug,Nugaal,Sool iyo Cayn,kuwaas oo uu dhaariyey Garsoore...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Agaasimihii horre Hay,adda wadooyinka Puntland PHA oo xilka laga qaadey ,...

Dikreeto galinkii danbe ee maanta kasoo baxdey xafiiska Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/raxmaan Maxamed Maxamud ayaa xilkii looga qaadey Agaasimihii hay,adda wadooyinka Puntland (PHA) Puntland high...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: Madaxweynaha Dowlada Puntland oo jaamaccada Bariga Africa Garowe...

Garoowe: (pp)-  Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamed Faroole ayaa maanta gudoonsiiyey masuuliyiinta jaamacada bariga africa magaalada Garowe dhul cabirkiisu gaarayo 2KM oo xarun jaamacadu ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: Ciidamada Amaanka Puntland oo qabtey lacago Shilin Soomaaliya oo la...

Garoowe: (pp)- Ciidanka amaanka Puntland ayaa xalay qabtey lacag shilin soomaaliya oo lagu soo qariyey gawaarida xamuulka qaada, iyadoona tirada guud lacagta la qabtey ay tahay  190-Malyan oo Bosaso...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BOOSAASO: Maxkmadda ciidamada qalabka sida Puntland oo xukuntey 36 qof oo...

Garoowe: (pp)- Maxkmadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa maanta shaacisey in ay xukuno ku ridey ilaa 36 qof oo lagu eedeynayo xiriir ay la leeyihiin ururka alshabab, iyadoona xukunka maxkamadu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: Shirkii Maamul u samaynta Jubbooyinka & Gedo oo dib u bilowday iyo...

Kismaayo: (pp)- Waxaa dib uga bilowday guddaha magaalada Kismaayo ee Xarrunta gobolka J/hoose ee Kismaayo shirkii maamul u samaynta deegaanada Jubbooyinka iyo Gedo, iyadoo shirarkii horay uga socday...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

TACSI: Jama Farah Guureeye oo ku geeriyooday wadanka Norway gaar ahaan...

Dalka Norwey magaaladiisa Drammen ayaa waxaa ku geeriyooday Jaamac Faarax Guureeye, waxaana illaahay uga baeyeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo. Aamiin.Aamiin. Waxaa tacsidan diraya dadka kala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUQDISHO: Hubkii Madaxtooyada laga waayey oo weli la la’yahay (Warbixin)

Muqdisho: (pp)- Maalmihii lasoo dhaafay ayaa magaalada Muqdisho waxaa kusoo badanayey hadal haynta in maqaasiino hubka lagu keydiyo oo ku yaal madaxtooyada DF ee Soomaaliya laga waayey, iyadoo la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MANDHEERA : Qarax khasaare gaystay oo xalay kadhacay magaalada Mandheera

Mandheera: (pp)-Waxaa xalay salaadii maqribnimo kadib kadhacay magaalada Mandera ee gobalka waqooyi Bari Kenya qarax uu khasaare kasoo gaaray qaar kamid ah ciidamada dalka Kenya. Sida laxaqiijiyay hal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BOOSAASO: Taliyaha Ciidamada Badda Puntland “mataageersanin lacagtii...

Boosaaso: (PP)_ Dowlada Puntland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay tallabadii lacagta madax furasahada ah looga bixiyay markabka MT Smyrna oo waday hal milyan oo shidaal ceyriin ah oo ay kooxo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: 21 xubnood oo uu magacaabey Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka horseed...

Garoowe: (pp)- Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Horseed ee Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole ayaa Shalay galinkii danbe oo ku beegnayd 19 Mar 2013 , ku magacaabey qoraal uu soo saarey xubnaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: Labo agaasime oo la kala wareegey xilalka Hay,adda PHA Magaalada...

Garoowe: (pp)- Xarunta hay,adda PHA Puntland high way Authority ayaa maanta lagu qabtey xaflad xil wareejin ah oo ay xilalka kula kala wareegayeen Agaasimihii hore ee hay,adda iyo Agaasimaha cusub ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR-SAXAAFADEED: Ururka UDAD oo ka digey damac ay Dawlada PL ku doonayso in...

  UJEEDDO: WAR SAXAAFADEED Waxaa ururka UDAD isagoo indhaha ku haya xaaladda dalku marayo isla markaasna diiradda saaraya siday  doorashooyinka golayaasha degaanka ee soo socda ugu dhici lahaayeen jawi...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>