Waxaa maalinka Beri ah ay noo noqonaysaa Maalinkii ugu horeeyey ee Bisha Baraysan ee Ramadaan waxaana ilaahay weydiisanaynaa Deni dhaaf iyo Cibaado wanaagsan inuu Noogu dhammeeyo bisha Ramadaan ee Baraysan.
Ramadaan Kariim meel kasta oo aad ka joogaan Caalamka Inshaa’alah.
Daabcaadda: Puntlandpost.com