Ramadaan Kariim dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo Islaamka-ba.
Waxaa maalinka Beri ah ay noo noqonaysaa Maalinkii ugu horeeyey ee Bisha Baraysan ee Ramadaan waxaana ilaahay weydiisanaynaa Deni dhaaf iyo Cibaado wanaagsan inuu Noogu dhammeeyo bisha Ramadaan ee...
View ArticleGaroowe: Madaxweynaha Puntland oo shacabka uga hanbalyeeyey dhalashada bisha...
Garoowe:(pp)- Madaxweynaha Puntland Ayaa shacabka Puntland iyo umada Soomaaliyed oo dhan u diray hambalyada dhalashada bisha Ramadaan, Wuxuuna Madaxweynaha sheegay in dhalashada bisha Ramadaan laga...
View ArticleGaalkacyo:Wakiilkii haya’adda INXA u qaabilsanaa Puntland oo caawa Gaalkacyo...
Gaalkacyo: (PP)-Allaha u naxaristee Cabdi Farax oo hay’adda INXA oo Xuquuqul Isaanka ka shaqaysa u qaabkilsanaa Puntland ayaa caawa Waqooyiga Gaalkacyo ay ku dileen kooxo hubaysan oo la sheegay inay...
View ArticleQARDHO: Rabshado saaka Qardho ka dhacay
QARDHO(PP): Waxaa saaka magaalada Qardho is rasaasayn ku dhexmartay ciidamada amaanka Puntland iyo koox ka soo horjeeda habka nidaamka asxaabta badan, wararka ayaa shaagaya in rasaas lagu furay...
View ArticleGaalkacyo: Sanaadiikh-da Codadka Doorashada Golaha Deegaanka oo Gaalkacyo...
Gaalkacyo: (pp)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in lagu gubay ilaa 9 sanduuq oo ka mid ah sanaadiikh-da loo wadey magaalada Buuhoodle ee Gobolka...
View ArticleGAROOWE: Madaxweynaha Puntland oo joojiyey doorashooyinkii golaha deegaanka...
Puntland State of Somalia SAXAAFADEED 14 July 2013 Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud Farole, markuu si qotodheer ah ula tashaday Madaxweyne ku xigeenka, Gudoomiyaha Golaha...
View ArticleGaroowe: Meydad la keeney Isbitaalka iyo Gaari uu leeyahay Gen Cade Muuse oo...
Garoowe: (pp)- Meydka Alle ha u naxariisto Marxuum Cabdi Jaamac Cilmi (Cabdi dhagaf ) oo ahaa Taliyaha Ciidanka Guutada 1aad ee Kumaandoosta Puntland ayaa la keeney magaalada Garowe ka dib markii uu ku...
View ArticleQM oo soo dhawaysay go’aankii dowladda Puntland ku joojisay doorashooyinka
Garoowe(PP)-Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Somaliya Nicholas Kay, ayaa ka hadlay maanta go’aankii Dowladda Puntland ay ku joojisay doorashooyinka golayaasha...
View ArticleCade Muuse oo mar kale hogaamiyey colaad Puntland & C/raxmaan Faroole oo mar...
Madaxweynihii Hore ee Puntland Cade Muuse Xirsi ayaa sanadkii 2002 usoo qalab qaatay inuu Puntland ka abuuro qalalaase siyaasadeed isagoo ku noolaa Dalka Canada hase ahaate ay caadifad qabiil hoose...
View ArticleQardho: Shaqaaqadii Qardho shalay ka dhacdey sidee ayay ku bilaamatey? (...
Qardho: (pp)- Dhacdadii shalay ka dhacdey magaalada Qardho oo ilaa hada dadka reer Puntland ay isweydiinayaan sida ay ku bilaamatey ayaa warbaahintu ay ka qortey warar kala duwan oo ay dadka qaarkiis...
View ArticleFaallo: Puntland waynu wada samaysanay, wanuna wada badbaadin karnaa.
London: (pp)- Ugu horayn waxaan tacsi u dirayaa guud ahaan Soomalida gaar-ahaanna ehaladii iyo qaraabadii dadkii ku geeriyooday ama wax ku gaareen,dhibaatooyinka Puntland ka soo cusboonaaday gaar ahaan...
View ArticleGarowe: Ninka Oranaya Madaxda ha iscasilan ma ahan Puntlander,haduu yahay-na...
Garowe: (pp)- Wasiirka Warfaafinta Dowlada Puntland oo ka jawaabayay hadalo labadii maalmood ee lasoo dhaafey warbaahinta ay ka yiraahdeen shaqsiyaad ka tirsan mucaaradka diidanaa in Puntland laga...
View ArticleKismayo: Madaxda Jubaland oo fariin u direy shacabka Qardho iyo kan reer...
Kismaayo: (pp)- Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Ahna sii haya xilka Madaxweynaha Jubaland Cabdulaahi Shiikh Ismaaciim (Fartaag) oo la hadlay warbaahinta ayaa shacabka reer Puntland ugu baaqey inay ka...
View ArticleKismaayo: oo lagu qabtey hub ay Jabuuti siisay Dowlada Federalka Somalia.
Kismayo: (pp)- Wararka aan ka heleyno Saraakiisha Ciidamada Ammaanka ee Magaalada Kismaayo, ayaa sheegaya in gacanta lagu dhigey hub si qarsoodiya ay magaalada kusoo galiyaan kooxaha mucaaradsan...
View ArticleQardho & Gaalkacayo Qaylo dheeraa! Ma Saxan saxo roob baa ku saaqday? Maqaalo.
1991 Markii ay burburtay Dowladii dhexe ee Soomaaliya laguna guuldaraystay dadaalkasta oo dib u heshiineed si Dalka loogu dhiso Dowlad dhexe oo soo celisa kala danbayntii & Xasiloonidii, Dadweynaha...
View ArticleFaallo: Hadaan talin la ii talin maayo, hadii aan la kala roonaana roob ma...
Somalidu been bee sheegtaa, beense ma maahmahdo,hal ku dhigeeduna uu qof kasta iska garan karo, doqona warkiis daa. Oraahdan oo macno wayn ugu fadhida Soomalida oo aan maqli jiray tan iyo yarantii...
View ArticleShirkii ugu horeeyey ee ka dhaca Qurbaha ee ay ka qayb galeen Safiiro iyo...
Waxyar ka daawo shir Taariikhiya oo ka dhacay magaalada Copenhagen , shirkaas oo oo ka qayb galeen Safiiro ka socday dalka Ethiopia u fashiya qaarada Yurub iyo Madaxweyne Cabdi Cumar iyo Jaaliyadaha...
View ArticleDhismaha wadada wadaagsin ee Garacad-gaalkacyo oo meel wanaagsan maraysa...
Waxaa meel aad u wanaagsa maraya dhismihii wadada Wadaagsin ee ay ka qayb qaadanayeen dhismaheeda bulshada Soomaaliyeed , gaar ahaan kuwa reer Mudug oo aad isaga xilsaaray hirgelinta Wadada Wanaagsin...
View ArticleM/kuxigeenka Jubbaland State oo Baaq u diray Shacabka iyo Ciidamada ammaanka...
Kismaayo: (pp)- Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland State Gen.C/laahi Sh. Ismaaciil (fartaag) oo saxaafada ka hadlay maanta, ayaa sheegay in ay wax ka qabanayaan amaanka magaalada Kismaayo, isagoo...
View ArticleBaydhabo oo laga dareemay ka bixitaanka Ciidamada Ethiopia qaarkood iyo...
Maalmihii ugu danbeeyey ayaa laga dareemayey guddaha magaalada Baydhabo ka bixitaanka Cutubyo ka mid ah ciidamada Ethiopia , kuwaas oo la sheegay inay u wareegayaan dhanka Jubbooyinka. Ciidamada...
View Article