Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Gaalkacyo:Wakiilkii haya’adda INXA u qaabilsanaa Puntland oo caawa Gaalkacyo lagu dilay.

$
0
0

Gaalkacyo: (PP)-Allaha u naxaristee Cabdi Farax oo hay’adda INXA oo Xuquuqul Isaanka ka shaqaysa u qaabkilsanaa Puntland ayaa caawa Waqooyiga Gaalkacyo ay ku dileen kooxo hubaysan oo la sheegay inay rasaas ku fureen.

Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in kooxihii dilka gaystay ay baxsadeen lamana garanayo sababta ay dilka u geysteen.

Cabdi Farax ayaa ka mid ahaa Guddi dhawaan loo magacaabay inay kormeraan doorashooyinka golaha degaanka Puntland oo salaasada toddobaadkan lagu wado inay deegaanada Puntland ka qabsoonto.

Haya’daha amaanka iyo maamulka gobolka Mudug weli kamaysan hadlin dilka masuulkan.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>