Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Dhismaha wadada wadaagsin ee Garacad-gaalkacyo oo meel wanaagsan maraysa (Daawo – Video)

$
0
0

Waxaa meel aad u wanaagsa maraya dhismihii wadada Wadaagsin ee ay ka qayb qaadanayeen dhismaheeda bulshada Soomaaliyeed , gaar ahaan kuwa reer Mudug oo aad isaga xilsaaray hirgelinta Wadada Wanaagsin oo mustaqbalka la rajaynayo inuu dhameys tirmo inshaa’alah.

Barnaamijkaas ayaa waxaa horkacaya Guddoomiyaha gobolka Mudug , iyo Ganacsatada deegaanka iyo Jaaliyadaha Dibada, kuwaas oo niyad wanaagsan u haya  in gaaraan sidii loo helo lahaa Jid Wanaagsan oo bulshadu ay uga baxdo dhibaatada maanta haysata.

Daawo Barnaamijka iyo howsha meesha ay marayso:

Kaga qayb qaado Wadadan waxaad awoodid , maadaama dad Soomaaliyeed oo Islaam ah loogu gargaarayo.

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>