Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumaddii KMG ahayd Cabdiwelli Maxamed Cali Gaas oo iminka ku sugan dalka Ethiopia ayaa ka hadlay qodobadii kasoo baxay shirkii Wadamada Ciidamadda ka joogaan Soomaaliya ay ku yeeshen magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda bishan gudaheeda kaasoo qodobo kamid ah ay sheegayen in dowladda lagu wareejiyo maamulka Dekada iyo garoonka Kismaayo.
Dhanka kale , Gaas wuxuu sheegay kuna gaabsaday In Dekeda Kismaayo aysan ka duwanayn Dekedaha Barbara iyo Boosaaso.