Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

NAIROBI: Soomaalida ku nool Nairobi oo soo dhoweysay Heshiiskii Addis Ababa (Daawo Video)

$
0
0

Nairobi: (pp)- Soomaalida ku nool magaalada Nairobi ayaa aad usoo dhoweeyey hesshiiskii lagu gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, heshiiskaas ay gaareen DF ee Soomaaliya iyo Madaxda Maamulka Jubbaland.

Shacabka ayaa ku tilmaamay in heshiiskaasi uu yahay mid loo baahnaa   lagu dhammeeyey  qaar ka mid ah khilaafaadkii horay u jiray.

Daawo Video

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>