Innaa Li Laahi Waa Innaa Ilayhi Raajicuun
Waxaa maalintii Jimcaha ku geeriyooday dalka Switzerland Korneel Maxamed Cabduqaadir Cilmi Shuxle.Waxaan tacsi tiiraanyoleh udiraynaa dhamaan reer Cilmi Shuxle gaar ahaan caruurtiisa iyo xaaskiisa waxaana Ilaahay uga baryaynaa inuu janatul fardowso ka waraabiyo eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan uu ka siiy Aamiin Aamiin Aammin.
Waxaana tacsidaan diraaya dhamaan ehelada reer Toronoto Canada gaar ahaan magacayadan hoos ku qoran.
1. Eedo Yusur Shaacuur
2. Axmed Ciid
3. Sheekh Adan Moxamed Ciise
4. Cabdulqadir Nuur Cali
5. Caasha Nuur Geele
6. Ibraahin Waranweyne
7. Khaliif Salaad
8. Maxamuud Khaliif Ahmed
9. Cabdisalaan Faarax Gaas
10.Safiyo Xuseen Cali Biniin
11.Maryan Xuseen Cali Biniin
12.Farxiyo Jaamac Aw-Nuur
13.Xaliimo Saciid Maxamed
14.Faadumo Xasan
15.Muna Xareed Daahir
16.Aniiso Saalax Daahir
17.Daud Cali Ahmed
18.Sulayman Xaaji Yusuf
19.Ahmed Dine Gure
20.Saciido Darmaan
21.Abdikhaliq Cabdulaahi Nuur
22.Jawaahir Cabaas
23. Dahabo Cali Dacar
24.Saynab Salaad Cali Ilyare
23.Mako Cumar Ciise
25. Canab Ciise cali Ilyare
24.Madiino Cumar Ciise
25.Saciido Gaaciro
26.Mulki Yaasin Ahmed
27.Maryan Maxamed Ciise
28.Sahro Maxamed Ciise
29.Malyuun Maxamed Ciise
30. Maryan Caafi
31.Maryan Maxamed Waaberi
Waxaa kaloo tacsidan diraya howlwadeenada Puntlandpost meelkasta oo ay joogaan , iyagoo ka tacsiyeynaya Geerida marxuum Korneel Maxamed Cabduqaadir Cilmi Shuxle , waxaana illaahay uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo , eheladii iyo qaraabadii uu ka tegayna samir iyo Iimaan ka siiyo . Aamiin :: Amiin.
Puntlandpost.com