Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

NAIROBI: Maxay ka yiraahdeen Waxgaradka Puntland, Heshiiskii Addis Ababa iyo Socdaalkii M/kuxigeenka Puntland ee Degmada Taleex (Daawo-Video)

$
0
0

Nairobi: (pp)- Waxgarad iyo Cuqaal ka soo jeeda Puntland oo ku nool magaalada Nairobi, ayaa ka hadlay booqashada Madaxweyne kuxigeenka Puntland Gen. C/samad Cali Shire uu ku marayo deegmada Taleex, iyagoo ku sheegay in booqashadas ay tahay mid wax loogu qabanyo deegaanada uu Booqanayo Madaxweynuhu.

Dhanka kale Waxgaradku waxay 100% taageereen heshiiskii Addis Ababa, waxayna soo  dhaweeyeyeen  wadahadalka Labada dhinac.

nairobi-kenya-moi-avenue-all2800589Hadalka ka soo yeeray waxgaradkan ee ku aadan Booqashada M/kuxigeenka Puntland ee deegaanka Taleex , ayaa  loo maleeyaa inuu Jawaab u yahay hadal ka soo yeeray Faysal Cali Waraabe oo uu ku sheegay Booqashada Ina Cali Shire mid daan-daansi ah oo Somaliland khal-khal lagu gelinayo.

Daawo Video

Puntlandpost, Nairobi, Kenya


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>