Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BAYDHABO: Xasuuq loo geystay Shacabka ku nool Magaalada Koronbood ee Gobolka Bay

Baydhabo: (pp)- Waxaa shalay ooTaariikhdu aheyd 31/8/2013 dagaal xoog badan oo u dhaxeeya Al Shabaab iyo Ciidamada Dowladda ku dhex marey Magaalada Koronbood oo ka  tirsan Gobolka Bay waxaana...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Puntland oo Soo Dhoweysay Heshiiskii ay Wada Saxiixdeen Dowladda...

WAR SAXAAFADEED 1 September 2013 Dowladda Puntland waxay soo dhoweynaysaa Heshiiskii ay magaalada Addis  Ababa ku wada saxiixeen Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Maamulka Jubaland, heshiis...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somalia: Puntland Welcomes Agreement Between Federal Govt and Jubaland

PRESS RELEASE 1 September 2013 Puntland Government welcomes the Agreement signed in Addis Ababa on August 27 between the Federal Government of Somalia (FGS) and the Jubaland Administration,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: Qaar ka mid ah Waxgaradka Digil iyo Mirifle ee Jubbaland oo...

Kismaayo: (pp)-  Waxgaradka Jubbaland ee ka soo jeeda Digil iyo Mirifle oo shir ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in taageersan yihiin shirkii kusoo idlaaday magaalada Addis Ababa ayna...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

NAIROBI: Maxay ka yiraahdeen Waxgaradka Puntland, Heshiiskii Addis Ababa iyo...

Nairobi: (pp)- Waxgarad iyo Cuqaal ka soo jeeda Puntland oo ku nool magaalada Nairobi, ayaa ka hadlay booqashada Madaxweyne kuxigeenka Puntland Gen. C/samad Cali Shire uu ku marayo deegmada Taleex,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MARKA: Xasan Sheekh oo Marka tegey

Marka: (pp)-  Madaxweynaha DF ee Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si lama filaan ah ku tegay magaalada Marka , iyadoo safarkiisa ay ku waheliyeen Masuuliyiin iyo saraakiil ka tirsan dowladiisa....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe oo laga hirgelinayo Isbitaalka hooyada iyo dhalaanka (Sawiro)

Garoowe: (pp)- Wasaarada caafimaadka Puntland ayaa maanta oo taariikhdu tahay 3.9.203 waxay dhagax dhigtey Xarun cusub oo laga dhisi doono  cisbitaalka Hooyada iyo dhalaanka Ee Garoowe. Munaasabada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

LONDON: Wasiirka Gaadiidka iyo Bada iyo la dagaalanka Burcad badeedka oo 10...

London: (pp)- Puntland waxay number one kaga jirtaa la dagaalaka burcad badeedka  Soomaaliya , isla markaana waxay hormuud ka tahay  horrusocoshada  siyaasada Soomaaliya, Iyadoo intaas la ogyahay waxaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR SAXAAFADEED: Rai’sul Wasaaraha Ethiopia oo qaabilay Madaxweynaha Puntland...

Addis Ababa: (pp)- Rai’sul Wasaaraha dalka Ethiopia Dr. Hailemariam Desalegn ayaa maanta [Sept 3,2013] ku qaabilay Qasriga Madaxtooyadda dalkaasi Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aragtidii ka danbaysay in heshiis nabadeed lala qaato Ethiopia iyo Meelaha...

Toban Sano ,  ayaa laga joogaa Waqtigii la bilaabay in heshiis nabadeed lala qaado maamulka dhexe ee dowlada  Ethiopia, kaddib markii Indheer Garad uu ka mid yahay Maxamed Xasan Geelle,  oo ahaa...

View Article

NAIROBI: Madaxweyne Faroole oo laga waraystay Somalichanel TV (Daawo Video)

Nairobi: (pp)- Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. Axmed Maxamed Faroole ayaa laga waraystay Talevison-ka Somalichanel , isagoo laga waraystay taariikh nololeedkiisa. Aasaaskii Puntland  iyo xaalada guud...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: Saldhiga Garoowe oo la dayar tirayo

Garoowe: (pp)-  Munasabad ballaaran oo lagu dhagax dhigayay wajiga koowaad ee lagu dayactirayo saldhiga booliiska Garowe ayaa lagu qabtey xarunta dhexe ee saldhiga,  waxaa ka qeyb galay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGEYSIIS: Dalka Germanay oo laga xusayo 13.09.2013-ka , Xuska Sanad guuradii...

Germanay: (pp)-  Dalka Germany ayaa waxaa 13.09.2013 ka dhici doonta xaflad aad u heer saraysa oo loogu maamusayo xuska  Sanadguuradii 15-aad kasoo wareegatay aasaaskii Puntland. Xafladan oo ay qaban...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

TALEEX: Madaxweyne ku xigeenka PL oo dhagax dhigay dugsi sare oo Taleex laga...

Taleex: (pp)-  Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen Cabdisamed Cali Shire oo weli ku sugan  degmada Taleex ayaa maanta dhagax dhigay dugsi sare oo dhawaan dawladda Puntland ay hirgelinayso. Xafladda...

View Article

Minnesota: Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Minnesota iyo dilka ay isku hayaan oo...

Minnesota: Waxaa bishu markay ahayd 08/29/2013 laga helay maydka nin da’a yar oo  Soomaali ah magaalada Shoreview, ee gobolka Minnesota, oo aan ka fogayn  magaalada Minneapolis. Ninkan dhalinyada ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Obama oo Caalamka ka dhaadhicinaya Siddii talaabo Meleteri looga qaadi lahaa...

Madaxweynaha dalka maraykanka Barack Obama oo Booqasho ku maraya dalalka Yurub ayaa  kulankii ugu horeeyey la yeeshay Raiisal wasaaraha dalka Sweden Fredrik Reinfeldt, iyagoo ka wada hadlay  xaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland intii ay Jirtay maxaa u qabsoomay, Maxaase laga gaabiyey (Faallo)

Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah subxaanalaahu watacaalaa oo fursadan ii siiyay in aan wax ku soo qoro, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Intaas kadib...

View Article


BOSASO: Puntland oo laga samaynayo warshad soo saarta gaaska la shito

Bosaso(PP): Wasiir ku xigeenka wasaaradda deegaanka & duurjoogta dowladda Puntland  Burhaan Cilmi Xirsi ayaa sheegay iney wadaan mashruuc lagu dhisayo  warshad samaysa gaaska la shito, taasoo sida...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROWE: Arday ka qalin jabisay Jaamacadda Bariga Africa,Sawiro.

Garowe(PP): Waxaa maanta jaamacadda Bariga Africa xarunteeda Garowe lagu qabtay munaasibad ballaaran oo ay ku qalin jabinayaan  arday kor u dhaafaysa 150, kuwaasoo jaamacadda ka bartay casharadda kala...

View Article

Tacsi loo dirayo eheladii Colonel danjire Maxammed Cabdulqaadir Cilmi Shuxle

Garoowe: Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Anagoo kala ah Maxamuud Yuusuf Muuse Xuuxuule, Khaliif Yuusuf Muuse Xuuxuule, Axmed Yuusuf Muuse Xuuxuule , Cabdalla Yuusuf Muuse Xuuxuule iyo dhamaan...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>