Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Tacsi loo dirayo eheladii Colonel danjire Maxammed Cabdulqaadir Cilmi Shuxle

$
0
0

Garoowe: Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Anagoo kala ah Maxamuud Yuusuf Muuse Xuuxuule, Khaliif Yuusuf Muuse Xuuxuule, Axmed Yuusuf Muuse Xuuxuule , Cabdalla Yuusuf Muuse Xuuxuule iyo dhamaan ilma Yuusuf Muuse Xuuxuule waxaan tacsi u diraynaa eheladii iyo qaraabadii allaha u naxariistee Colonel danjire Maxammed Cabdulqaadir Cilmi Shuxle oo maalintii jimcaha ku geeriyooday magaalada Geneva ee carriga Swizerland.

Waxaan leenahay qaraabadii uu ka tegey Maxammed Samir iyo iimaan alaha ka siiyo isagana janadii fardowzaad alaha ka waraabiyo.

Aamiin.

Halkan ka akhri sida uu u dhacay aaskii marxuumka


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>