Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Bayaan lagaga soo horjeedo Doorashada Isim cusub ee beesha Amaanle oo ay soo saareen Eheleda Suldaankii geeriyoodey ee beeshu lahaan jirtey.

$
0
0

Bayaan maanta kasoo baxay Odoyaal, Waxgarad iyo Dhalinyaro ka tirsan beesha Amaanle ayay ku cambaareeyeen doorashada Isim cusub oo xubno ka tirsan beeshu dhawaan ku doorteen magaalada Garowe hotelka la yiraahdo New Rays.

Xubno ka tirsan Ehelada Marxuum Suldaan Cabdulaahi Suldaan Xirsi (Soote) oo ahaan jirey Isimkii beesha ayaa u sheegey bayaanka ka dib  Puntlandpost in Isimka cusub ee dhawaan ay xubno ka tirsan beeshu ku doorteen Garowe uu yahay mid awood maroorsi ku doonaya Saldanada soo jireenka ahayd ee beeshu lahayd mudo dheer, midaas oo uu dhaxalkeeda iska lahaa wiil dhalinyaro ah oo uu Ifka kaga tagey Suldaankii hore ee geeriyoodey.

Hadaba hoos ka Akhriso Bayaanka beeshu soo saartey.

scan0001.jpg

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>