Bruxelles: (pp)- Madaxweynaha Puntland Mudane, C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa maalinkii shalay khudbad ka jeediyey Shirkii New Deal, wuxuuna Madaxwene Faroole si gaar ah iyo mid guud uga hadkay xaalada guud ee Soomaaliya mida gaar ahaaneed ee Puntland.
Wararka qaar ayaa sheegaya in Kanalada Soomaalida sida Somali National TV iyo Universal ay labada Camerada ay dansadeen markii la soo gaaray khudbadii Madaxwene Faroole, taas shacabka Puntland iyo Jubbooinka Tusinaysa dagaalka qaabka Daran ee la gula jiro , Nasiib wanaag waxaa halkaan hoose laga daawan karaa khudbadii uu ka jeediyey madaxwene Faroole shirka New Deal.
Puntlandpost.com