Berminham: (pp)- Waxaa ku geeriyooday magaalada Bermingham ee cariga Ingiriiska Hooyo Saynab Maxamed Faarax (Cidla u carar) , iyadoo Marxuumadu ay jiranayd maalmihii u danbeeyey.
Marxuumada, illaahay Janatul-fardowsa Haka waraabiyee , waxaa Maalinka beri ah Salaadul janaasada looga tukanayaa masaajidul Raxma ee ku yaal magaalada Bermigham, Salaada Dhur Kaddib.
Geerida Marxuumada ayaa waxaa puntlandpost soo gaarsiiyey Xaliimo Xasan Maxamed (Waranweyne)’ waxayna dhammaan gabdhaha Soomaaliyeed ee reer Ingiriska ay Tacsi gaar ah u dirayaan Ilmo Ismaaciil Faarax Deere meerkats oo ay joogaan iyo Qoyska reer Maxamed Faarax ,waxaana Marxuumada illaahay looga baryayayaa in naxariistii Janno ka waraabiyo , eheladii iyo qaraabadii ay ka tag tacna Samir iyo iimaan ka siiyo, Aamiin:: Aamiin.
Puntlandpost.com