Copenhagen: (pp)- Waxaa magaalada Copenhagen ka socda Xaflad ballaaran oo lagu soo dhoweynayo Madaxwenaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe).
Xafladaas ayaa dhacaysa Maalinka khamiista , isla markaana uu ka hadlayaa Madaxwene Axmed Islaam , isagoo Jaaliyada uga waramaya xog ku saabsan arrimaha maamulka Jubbaland.
Kulankaas ayaa ka dhacaya :
Goobta: Lyskaer 13 2730 Herlev
Saacada: 16:00- 20:00
Waxaad kala xiriiri kartaa wixii macluumaad ah:
C/llaahi A. Haragwen Tel: 45- 22 32 19 17
Deeq Nuur Tel: 45 31 71 55 55
Axmed X. Dhaqane Tel: 45 20 61 62 45
C/risaaq C. Namhan Tel: 45 31 31 76 69
C/llaahi Faarax X. Badhabo Tel: 45 27 67 49
Huseen Baynax Barre Tel: 45 71 58 42 97
Puntlandpost.com