Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Banaanbax looga soo horjeedo Madaxwenaha DF, oo ka dhacaya Columbus, Ohio

$
0
0

Waxaa magaalada Columbus ee dalka Marakanka ,  ka dhici doonaa banaan bax looga soo horjeedo Madaxweynaha dowlada Federaalka ee Soomaaliya Hassan Sheikh Maxamuud.

Waxaa banaan baxaas isugu imaanaaya qabaha kala duwan ee shacabka Soomaalieed, kuwaas oo quus ka taagan sidda ay ku shaqayso DF ee Soomaaliya, qaabkaas oo ka soo horjeeda Qaabka Federaalka ah ee ay Soomaalidu ku heshiisay.

photo-6

 

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>