Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Garowe:Madaxwaynaha PL oo soo saaray digreeto ku saabsan soo xulista baarlamanka

$
0
0

Garowe(pp) Digreeto caawa naga soo gaartay xafiiska madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa lagu sharaxay iyadoo lasoo xiganayo dastuurka Puntland habka loosoo xulayo baalamaanka cusub ee Puntland ee imaan doono bisha soo socota.

11Madaxwayne Cabdiraxmaan oo xeerinaya xeerarkii hore ee ku saabsanaa soo xulista baarlamaanka ayaa sheegay inay muhiim tahay in la waafajiyo soo xulista baarlamaanka cusub nidaamka Puntland u yaale ee lama dhaafaanka ah.

Inkastoo Odayaasha dhaqanka ay wali ku mashquulsan yihiin soo xulista xubnaha baarlamaanka ayaa hadana waxaa jira cabasho ay haweenka ka muujinayaan ka mid noqoshada baarlamaanka maadama aysan wali helin kalsonida inay ka mid noqonayaan baarlamaanka cusub.

Sidoo kale wali lama soo magacaabin guddiga ansixinta iyo xalinta khilaafaadka.

Qoraalka kasoo baxay xafiiska madaxwaynaha Puntland ayaa u qornaa sida tan

Barlamanka Puntland

Barlamanka Puntland1

Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>